mahad yare Posted June 28, 2012 Shir caalami ah oo looga hadlayo Arimaha Ladagaalanka Burcad Badeedka kana laguna soo gabagabeeyey maanta Dubai ayaa kulan kooban oo sadex gees ah wuxuu dhexmarey Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ah Shariif Sheikh Axmed, Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Faroole iyo Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Siilaanyo. Kulankaan ayaa ka dhacay qol ka mid ah Hotelka Shirka Caalamiga ahi ka socdey waxayna Masuuliyiintu wada saxiixeen Afar qodob oo aan wali la shaacin, qodobadaan lama sheegin waxa ay ku saabsan yihiin, dhowaanse ayaa warbaahinta Puntlandi idiin soo gudbinayaan qodobada la wada saxiixey. Dhinaca kale shirkaan looga hadlayey Arimaha Burcad Badeedka oo socdey mudo labo cisho ah ayaa waxaa Soomaaliya uga qayb galay Sadexdaan Masuul iyadoo isna lagu gaarey heshiis ku saabsan ladagaalanka Burcad Badeedka, waxaa shirkaan kasoo qayb galay ugu yaraan 40 Dal, wuxuuna ahaa shir horey loogu balansanaa. Faahfaahin buuxda goor dhow ayaan idiinsoo gudbineynaa ee haka dheeraan Puntlandi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted June 28, 2012 it was the school teacher, the old dinosaur aka toothless afweyne, and Mudane Madaxweyne Faroole. p.s. xx adeer Faroole said no. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 28, 2012 Puntlandi is never wrong but Faroole is there for the international piracy conference. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted June 28, 2012 President of Somaliland and president of Somalia met not sure about taxi driver Faroole. Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted June 28, 2012 Somalia;846263 wrote: Puntlandi is never wrong but Faroole is there for the international piracy conference. Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted June 28, 2012 Saalax;846264 wrote: President of Somaliland and president of Somalia met not sure about taxi driver Faroole. after 20 years of self delusionalism, the failed enclave met their school teacher president. great accomplishment. still Faroole says no. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites