Che -Guevara Posted June 26, 2012 DEG DEG: Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo saaka la wareegay degmada Balcad Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saaka gudaha u galay degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe, kadib markii ay isaga baxeen xalay Xoogagii Al-Shabaab ee ku sugnaa degmada. Sida ay sheegayaan wararka Ciidamada huwanta ayaa si nabad waabarigii saaka kula wareegay degmada, iyadoo aan wax xabad ah ka dhicin. Wararka laga helayo degmada Balcad ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM oo wata gaadiidka gaashaaman iyo Ciidamada dowladda saaka ay dhanka wadada laamiga ah ka galeen, markii dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xalay oo dhan ka wadeen hareeraha degmada Balcad. Inta badan dadka deegaanka ayaa isaga barakacay, iyadoo ay jirtay cabsi ku aadan dagaalo ka dhaca gudaha degmada, hase ahaatee xaafadaha qaar ayaa waxaa ku haray dad fara ku tiris ah. Ciidamada ayaa durba fariisimo ka sameystay Buundada Balcad oo ah halka looga galo iyo Saldhiga Booliska oo goor dhow ay gudaha u galeen. Degmada Balcad ayaa Muqdisho kaga beegan waqooyi ilaa 30-KM, waxay noqoneysaa degmadii labaad oo xuduud la leh Caasimada Muqdisho oo ay gacanta ku dhigaan Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, markii bishii hore ay qabsadeen degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Balcad waxay sidoo kale 60-Km u jirtaa Magaalada Jowhar oo xarun Gobolka Shabellaha Dhexe. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharnews@gmail.com jowharcom@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 26, 2012 Pro-govt forces push militants out of Somali town Tuesday, June 26, 201 Hundreds of pro-government troops swept into a Somali town north of the capital on Tuesday, forcing al-Shabab fighters to flee in the latest success against the Al Qaeda-linked militants, witnesses and a military official said. Troops encountered little resistance as they captured the town of Balad from al-Shabab fighters, said Somali military Col. Abdullahi Ali Anod. Balad sits 20 miles north of Mogadishu. "Somali troops are on every corner in the town now. Al-Shabab fighters abandoned it a few hours ago," resident Habiba Hassan said by phone. "Fortunately the forces came while people were sleeping so no one felt any fear and the town changed hands peacefully." "I am now speaking from the town's police headquarters and the anti-peace elements have fled to the outskirts" Anod said. "Our forces have captured the town after small gun battles. We shall keep moving forward until we cleanse them from Somalia." The taking of Balad is the latest success for pro-government forces in a year of big gains against al-Shabab. African Union forces kicked al-Shabab out of Mogadishu last August. In May, African Union troops moved into the Afgoye corridor outside of Mogadishu, pushing into the capital's suburbs for the first time. The capture of Balad leaves the rebel-held agricultural town of Jowhar vulnerable to attack. Al-Shabab's last remaining city stronghold is the port city of Kismayo. Kenyan leaders have promised that Kenyan troops will take control of Kismayo within the next two months. Security in Mogadishu has improved since militants were pushed out of Afgoye, an agricultural center from which militants could stage attacks. Source: AP Quote Share this post Link to post Share on other sites