Sign in to follow this  
The Zack

Your favorite poet?

Recommended Posts

Meaning of wail

 

'A prolonged high-pitched cry of pain, grief, or anger' (dictionary.com)

 

Now pay attention and I will let Solers be the audience. Between the two of us, who mourns about Siyaad Barre in every thread?

 

I am being kind here and I know you are hurting. Learn to accept help so you could get over Barrephobia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

By a mile and more, Ahmed Ismaacil Diiriye (QAASIM) is the best of all!

 

Maantana Siciidow waqtigu saamaxaad malehe

Moorada salkeediyo xalaan sugay malluugtiiye

Sufurtaa madow ee dayaxa saaran baan garanne

 

Dhiig buu sidaa waqalkan aad sagalka mooddaaye

Siigada dhacaysaa ragbay sabibi doontaaye

Ilaahay sidaan ka arki jirey way ku socotaaye

 

Duulkii sedkoodii dhammaa saancadka lahaaye

Sanbabada gantaalaha ka mudi saadanbay garane

Waa nayla kala soocayaa subax an dheerayne

Ninki cadho la sooyaamayow sabirka maad dhowrtid

 

And more...

 

Hargeysaay anaa kaa hurdee laguma haysteene

Haddaan soo hanbaabiri lahaa heec ma noqoteene

Horaad dacara kuma nuujiseen hooya beenihiye

 

Halaq iyo abees kuma gam'een hadhacyadaadiiye

Huluulaha col kuuguma jireen soo hamaansadaye

Hantidaada muu weerareen horor wax boobaaye

 

Hareertaada lama soo fureeen haaway doobadahe

Haweenkiyo caruurtaad lahayd lama halgaadeene

Hablahaaga muu guursadeen haybti garanwaaye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

And following on LST's line, may own uncle Xarbi Ismaacil is great too! :D :D especially when he is instructing Xaaji Xunjudf's uncles to look after their own camels, which will inevitably end up in the hands of Xarbi.

 

Dhiilka uun ha eegine nirgaha, dharaq u sii daaya

 

Cusbada dheegga yaan lagaga rarin, dhaamiyaha awrka

 

Goortay magaaladu dhashaad, dhadarbiyeysaane

 

Dhurwaayahay ha iga siisanina, dhar iyo soor toona

 

Niriggaad ka sii dhaylyeysataan, dhagar u qoondeeya

 

Dhaqaaleeye geeliinnu way, naga dhexeeyaaye

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^I like Bacadle's "Qaadoow adigaa leh" and it was something.

 

AT&T LOL@dhaqaaleeya geelinnu wuu naga dhaxeeyaaye. Waa nin dhac diyaar u ah ninkaas.

 

Maaddeey, How about Amiir Zubeyr's recent jacburs? He's got some skills.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Though I admire his love of gabay, I saw him reciting peoms of others and slightly changes it, still deelqaaf kama marna. Waxaas inuu ka faanay ahayd!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Qassim comparing the new somali governors to the departed whitemen! :D

 

 

Danbi ku hadli maayo'e ma'arag dawladdaan rabaye

Isma doorin gaalkaan diriyo daarta kii galaye

Dusha midabka soomaalibaad dugulka mooddaaye

Misna laguma diirsade qalbigu waadirkii Karal'e

Meeshaan dad aan urursho iyo darar ka eegaayey

Iyaba waa darxumo ii hadhaye dacar miyaan leefay

Ma dorraato raadkaan dhigaan dib ugu soo laabtay

Sidii aan deyeysanahay miyaan dawgii ka habaabay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

ART CAN OFFEND! that is the bottomline! and it is not the content or the message that matters, it is the poetic cadence and the beauty of the language employed!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abtigiis,

 

ma waxad nooga faanaysaa waxad dalka ku burburiseen?? iyo wixii sababy dagaaladii sokeeye, hebel fakadan aad sheegaysid miyaanu ahayn jaajuusiintii Afweyne ee qabyaalada kaga faani jiray Hargasa isagoo isku halaynaya maamulkii Afweyne? maalintii dagaalku dhacana saw kama mid ahayn kuwii ugu horeeyay ee sida gorayada galalfleeyay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

No, my views on the politics side of things are in the public domain. But this is about art, and art can offend as I said! Hawd is the home of poetry and Maax while you may not have heard about him is a hard-hitter!

 

Cirka oo unkadi buu yidhaa, adhiga ii looge

 

Aqal aad ah buul ooraluu, ka ag samaystaaye

 

Aagaamuhuu kala yaqaan, ta u iniin roone

 

Aboodaan ka gubi buu yidhaa, ubad fayoobaaye

 

Istalaab xun buu kaga dhigaa, meeshan oofta ahe

 

Ilmahana galabtuu iman, aabbihii dhalaye

 

This is no more offensive than the celebrated Gubba! All you need to do is detach yourself from clan sentiment and enjoy the poetic cadence of the poems.

Share this post


Link to post
Share on other sites

waaan kaa badiyyaa weliba 4tan niicle , waan caytamay gobonimo uma naqaane sidayda ama weibga haku duulaane oo gabay sharaf leh ha tiriyaan ama hayska aamusaan qoladaad ka dhalatay, dhuuso iyo niic iyo Haragysaan tagoo dabada baan xaytay waxaas gun baa ku ciil baxda, Qawdhan Ducaale iyo Aflow waxaay kumay gabyi jirin , inaad ahaydeen gun la ciilay gabayadiina saboolka ah bay ka muuqataa cagdheerey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this