Aadan Jugle Posted June 26, 2012 iam confused???? not daddy, not mommy, then why every time his name is mentioned you wail and pull your hair? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 26, 2012 Meaning of wail 'A prolonged high-pitched cry of pain, grief, or anger' (dictionary.com) Now pay attention and I will let Solers be the audience. Between the two of us, who mourns about Siyaad Barre in every thread? I am being kind here and I know you are hurting. Learn to accept help so you could get over Barrephobia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aadan Jugle Posted June 26, 2012 alright kid now go do your homework and help mom with dishes. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 26, 2012 ^Good Lord man-that's your best putdown? That's pitiful. Come on now, dig deep. I know you could do it better! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 26, 2012 By a mile and more, Ahmed Ismaacil Diiriye (QAASIM) is the best of all! Maantana Siciidow waqtigu saamaxaad malehe Moorada salkeediyo xalaan sugay malluugtiiye Sufurtaa madow ee dayaxa saaran baan garanne Dhiig buu sidaa waqalkan aad sagalka mooddaaye Siigada dhacaysaa ragbay sabibi doontaaye Ilaahay sidaan ka arki jirey way ku socotaaye Duulkii sedkoodii dhammaa saancadka lahaaye Sanbabada gantaalaha ka mudi saadanbay garane Waa nayla kala soocayaa subax an dheerayne Ninki cadho la sooyaamayow sabirka maad dhowrtid And more... Hargeysaay anaa kaa hurdee laguma haysteene Haddaan soo hanbaabiri lahaa heec ma noqoteene Horaad dacara kuma nuujiseen hooya beenihiye Halaq iyo abees kuma gam'een hadhacyadaadiiye Huluulaha col kuuguma jireen soo hamaansadaye Hantidaada muu weerareen horor wax boobaaye Hareertaada lama soo fureeen haaway doobadahe Haweenkiyo caruurtaad lahayd lama halgaadeene Hablahaaga muu guursadeen haybti garanwaaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 26, 2012 And following on LST's line, may own uncle Xarbi Ismaacil is great too! :D especially when he is instructing Xaaji Xunjudf's uncles to look after their own camels, which will inevitably end up in the hands of Xarbi. Dhiilka uun ha eegine nirgaha, dharaq u sii daaya Cusbada dheegga yaan lagaga rarin, dhaamiyaha awrka Goortay magaaladu dhashaad, dhadarbiyeysaane Dhurwaayahay ha iga siisanina, dhar iyo soor toona Niriggaad ka sii dhaylyeysataan, dhagar u qoondeeya Dhaqaaleeye geeliinnu way, naga dhexeeyaaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 26, 2012 ^ Mugga laga soo tago Maki, Mire & Sayidka. 'Shoot me like a man, don't hang me like a dog!' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted June 26, 2012 Abshir Bacadle RIP Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted June 27, 2012 ^I like Bacadle's "Qaadoow adigaa leh" and it was something. AT&T LOL@dhaqaaleeya geelinnu wuu naga dhaxeeyaaye. Waa nin dhac diyaar u ah ninkaas. Maaddeey, How about Amiir Zubeyr's recent jacburs? He's got some skills. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 27, 2012 Though I admire his love of gabay, I saw him reciting peoms of others and slightly changes it, still deelqaaf kama marna. Waxaas inuu ka faanay ahayd!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 27, 2012 Qassim comparing the new somali governors to the departed whitemen! Danbi ku hadli maayo'e ma'arag dawladdaan rabaye Isma doorin gaalkaan diriyo daarta kii galaye Dusha midabka soomaalibaad dugulka mooddaaye Misna laguma diirsade qalbigu waadirkii Karal'e Meeshaan dad aan urursho iyo darar ka eegaayey Iyaba waa darxumo ii hadhaye dacar miyaan leefay Ma dorraato raadkaan dhigaan dib ugu soo laabtay Sidii aan deyeysanahay miyaan dawgii ka habaabay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 27, 2012 ART CAN OFFEND! that is the bottomline! and it is not the content or the message that matters, it is the poetic cadence and the beauty of the language employed! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aadan Jugle Posted June 27, 2012 Abtigiis, ma waxad nooga faanaysaa waxad dalka ku burburiseen?? iyo wixii sababy dagaaladii sokeeye, hebel fakadan aad sheegaysid miyaanu ahayn jaajuusiintii Afweyne ee qabyaalada kaga faani jiray Hargasa isagoo isku halaynaya maamulkii Afweyne? maalintii dagaalku dhacana saw kama mid ahayn kuwii ugu horeeyay ee sida gorayada galalfleeyay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 27, 2012 No, my views on the politics side of things are in the public domain. But this is about art, and art can offend as I said! Hawd is the home of poetry and Maax while you may not have heard about him is a hard-hitter! Cirka oo unkadi buu yidhaa, adhiga ii looge Aqal aad ah buul ooraluu, ka ag samaystaaye Aagaamuhuu kala yaqaan, ta u iniin roone Aboodaan ka gubi buu yidhaa, ubad fayoobaaye Istalaab xun buu kaga dhigaa, meeshan oofta ahe Ilmahana galabtuu iman, aabbihii dhalaye This is no more offensive than the celebrated Gubba! All you need to do is detach yourself from clan sentiment and enjoy the poetic cadence of the poems. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aadan Jugle Posted June 27, 2012 waaan kaa badiyyaa weliba 4tan niicle , waan caytamay gobonimo uma naqaane sidayda ama weibga haku duulaane oo gabay sharaf leh ha tiriyaan ama hayska aamusaan qoladaad ka dhalatay, dhuuso iyo niic iyo Haragysaan tagoo dabada baan xaytay waxaas gun baa ku ciil baxda, Qawdhan Ducaale iyo Aflow waxaay kumay gabyi jirin , inaad ahaydeen gun la ciilay gabayadiina saboolka ah bay ka muuqataa cagdheerey. Quote Share this post Link to post Share on other sites