Saalax Posted June 25, 2012 Dagaal Dhimasho Iyo Dhawaac Gaystay Oo Deegaanka Domco Ee Dalka ETHIOPIA Ku Dhexmaraya Labad Oo Ka Soo Jeeda Somaliland. Domco (Ramaas) June, 25, 2012- Uga yaraan dhawr qof , ayaa la sheegay in ay ku dhinteen tiro intaas ka badana ku dhaawacmeen dagaal shalay galab deegaanka Domco ee dalka ETHIOPIA ku dhexmaray laba beelood ka soo jeeda Buhoodle. Dagaalka ayaa la sheegay in uu ka qarxay dhul daaqsimeedka oo ay labada beelood ku muran sayan yihiin , isla markaana ay taasi sababtay in ay dhacaan falal anooyin ah , waxaana uu dagaalkaas xasilooni daro ka abuuray deegaamada ku dhaw xuduuda Somaliland la wadaagto dalka ETHIOPIA. Dhawaaca , ayaa la geeyay cisbitaalo ku taalla Magaalooyinka Buhoodle iyo Gaalkacyo, iyada oo qaarkood ay xaaladoodu halis tahay sida ay sheegeen dad ku sugan Magaalooyinkaas,iyada oo cisbitaalka Buhoodle aanu awood u lahayn maaraynta dhaawacaydan. Waxa adag sida warar dheeri ah loogu helo jiida uu dagaalku ka dhacay oo ah dhul baadiya ah oo aan lahayn isgaadhsiin, iyada oo aan la xaqiijin karin xilligan xalaada ay deegaankaas ku sugan yahay. Dhanka kale qaar ka mida odayaasha dhaqanka ee Buhoodle, ayaa baaq nabadeed u diray labada ee ay dirartu ka dhexayso,iyaga oo sheegay in ay u ambabaxayaan sidii colaada loo joojin lahaa. Ramaasnews Desk Hargeisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted June 25, 2012 http://ramaasnews.com/index.php/News/News/Dagaal-Dhimasho-Iyo-Dhawaac-Gaystay-Oo-Deegaanka-Domco-Ee-Dalka-ETHIOPIA-Ku-Dhexmaraya-Labad-Ee-Ka-Soo-Jeeda-Somaliland.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 25, 2012 i can see you having Orgasm while typing this news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 25, 2012 Maxay isku dilayaan ma dhul baa tallow Allah hakala qaboojio. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted June 25, 2012 MoonLight1;845057 wrote: i can see you having Orgasm while typing this news. Moonlight, have you found a like minded person in Saalax. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/52094-Is-Kalshaale-becoming-the-Galgala-of-Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites