Sign in to follow this  
Jacaylbaro

What Would You Like to Drink ??

Recommended Posts

Maaddeey   

JB, caqligiisuu qabaa 'pass' uu yiri.

 

Anigaa billaabaayo: gasaca bidix ugu xigo aan tuuray.

 

wyre, tookadaada waaye, sababtana raaci.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Markaad Ka Hor Jeedo Marka Bidix Laga Billaabo, Markaad Garab Taagan Tahay Marka Midig Laga Soo Billaabo

Laakiin Su'aal Calanka Somaliland Iyo Kan Ethiopia Maxaa Isu Ekeysiiyay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Waad fiicantahay!.

 

Waxa isu ekeysiiyey, Ethiopia ayadaa SL gacanteeda ku rimisay!, Ethiopia waa waddanka keliya ee aqoonsan SL(yuusanba afka ka dhihine) safaaradooda Addis-na midda Soomaalida ee (odayga caatayga ah ee ku faana inuu madaxweyne Afrikaana u egyahay uu joogana) wa laga tixgelin ogyahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

eeboow idinkoo dhan

 

ps: according to Abtigiis waxa tahay reer cadado ee luuqadan iskalama hertidoo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

runtii it matters not! lakin i was forced to come out to your defence and come to Politics to defend against Abtigiis

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this