Showqi Posted June 24, 2012 Caano_Geel;844750 wrote: Somalia? City? Been baad isugu sheekaynaysan dee. Iminka ma waxaad noo sheegaysaan, buulasha yar yar ee boodhka ah. Haa adigu miyaanad u xiisoonin buulasha yar yar, Sandaqadaha, Baraakooyinka, Cariishyada iyo Mudulada ku yaala Dumbuluq, iskuraran, Daami Buurkaroole iyo Buulo-xuubey.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 24, 2012 Showqi;844763 wrote: Dumbuluq, iskuraran, Daami Buurkaroole iyo Buulo-xuubey.. Balaayo kugu dhici weyday, waxaasoo Ghetto ah halkee kasoo ururisay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted June 24, 2012 MoonLight1;844773 wrote: Balaayo kugu dhici weyday, waxaasoo Ghetto ah halkee kasoo ururisay. Xaafadahaas Ghetto-ga ah waa meelaha kaliya ee uu Caano_Geel yaqaano. Soomaaliya meelaha quruxda badan waligiis maanu arag dee:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted June 25, 2012 LoL @showqi. I think Xamar will always be my favourite city. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 25, 2012 Tuulo-Buuryaqab ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 25, 2012 Jacaylbaro;844903 wrote: Tuulo-Buuryaqab ... is that because of the name you like this tuulo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 25, 2012 There is another one called Xiinyo-dababood ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 25, 2012 Jacaylbaro;844907 wrote: There is another one called Xiinyo-dababood ... Xiinyo-dababood Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted June 25, 2012 What About Dhuuso Mareeb, I Heard It Is In Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 25, 2012 Both Inside or outside clan this is my favourite city: MARKA. Title-kan wax baa si ka ah waayo Cismaan dadka dhan isagoo kaluu moodey oo magaalooyinka Soomaaliyeed clan lee ku caashaqa.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted June 25, 2012 I 2nd that (Marka it is) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 25, 2012 Abwaan is getting nostalgic and can't forget markii lagu yiri dumarka cad cadka isku dhaqa... soo ma'aha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 25, 2012 Somalia;844955 wrote: Abwaan is getting nostalgic and can't forget markii lagu yiri dumarka cad cadka isku dhaqa... soo ma'aha Somalia, aniga dardaarankaas waaba i dhaafay oo ma maqlin ee maxaad iigu soo sheegi weydey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 25, 2012 Abwaan;844959 wrote: Somalia, aniga dardaarankaas waaba i dhaafay oo ma maqlin ee maxaad iigu soo sheegi weydey? Abwaan aan kula kaftamee, nin ree markood ayaa gurigiisa waxaa ka dhacay nin ka yimid halkaa iyo wisil ageheeda. Ninkii reer markoodka maalintii danbe wuxuu soo galay meesha taleefoonada laga dirsado ee magaalada si uu ula hadlo reerkiisa oo yurub ku nool in ay lacag usoo diraan, ninkii markii uu taleefoonka qabsaday oo uu hadalkii bilaabay ayaa waxaa dukaankii soo galay ninkii ka xoogay gurigiisa. Maskiinkan reer markood reerkiisa buu wuxuu u sheegay inuu guri la'aan yahay oo lacag loosoo diro uu guri ku kireysto. gabadhiisii yurub joogtay baa ku tiri "Abaa see camal adi, Maninkeen aawi maxaa ku dhaci" Aabihii baa ugu jawaabay "Minikayni waa la taabsadi" (Meaning gurigeenii waa la dhacay), gabadhii baa tiri "Yaa taabsadi abaa" Meaning yaa dhacay gurigeeni aabe. Odaygii arrintii waa ku adkaatay oo hadduu sheego qabiilka ay nimanka dhacay yihiin in la dilo buu ka baqay, markaasuu yiri "Axmed naaji abkoogiis aa naga dhacay" (waad fahamteen baan filayaa Axmed naaji awoowgiis), Gabadhii baa wali sii qodqoday odaygii oo tiri " haa waa kasi, yee kasii yihiin" markaasuu fakaray oo ugu jawaabay "Faaduma qaasin, abkoogeed ee kasii yihiin" ninkii guriga dhacay meeshuu iska taaganyahay oo waa lagu kor sheekeystay, illeen waxaan waxba kama fahmine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted June 25, 2012 Maaddeey Aas Ku Maqlin Quote Share this post Link to post Share on other sites