Sign in to follow this  
Carafaat

Somali clannist: Dumb, Dumber and Dumbest?

Recommended Posts

Carafaat   

oba hiloowlow;844267 wrote:
Waryaa Carafaat HAG faraha ka qaad, ''unuka leh''

Oba,ilaahay ba og laakinse anigu reerka 'unuka' wa jeclahay. Muqdisho ayaa raba ina dhawaan u guuro, oo aan

Reerka dhex dago. Aniga iguma baxdo geeljire folks from Waqooyi. Markaa ma ogolaan karo wax aan anigu ku jirin, Like this HAG think.

 

So I suggest we abolish this HAG. And let's start a KAR(Koonfur Action and Reform) si aanu dhahno 'WAR(Waqooyi) KAR.

 

Markaa wa so galaa.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;844286 wrote:
^^

 

War adigoo Reer Waqooyi ah maxaad Xamar ka doone stick to waqooyi!

Oba and his Xaayow folks know Waqooyi (Wanqoyi) as anything above Jowhar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

oba hiloowlow;844291 wrote:
looool jowhar kuye, Xarardheere wixii ka koreeysa aa ii waqooyi ah!!

:D

 

Oba, Koonfur iyo Waqooyi ma qabiil ayaa lagu noqdaa mise qofka ku dhasha ayaa ah?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;844293 wrote:
:D

 

Oba, Koonfur iyo Waqooyi ma qabiil ayaa lagu noqdaa mise qofka ku dhasha ayaa ah?

Wallee Ngonge inuu nin wax og tahay markuu yiri "Clan is everything"Carafaat ma garanayo ma is yeelyeeshaa mise waxbaa kaa si ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this