Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Chamber Of Commerce President Meets Iran Ambassador To Streghten Economic Ties

Recommended Posts

Dr_Osman   

photo.jpg

 

Nairobi: Gudoomiyaha rugta ganacsiga PL oo la kulmay danjiraha Iran ee Soomaaliya

 

Updated:- 6 hours ago| 2 Commnets

 

magalada Nairobi ee dalka kenya Waxaa matany Kula kulamay Safiirka Dalka iran ee Soomaliya Mr Malek Hussein Givzad, Gudoomayaha Rugta Ganacsiga & warshadaha Puntland Mudane maxamuud Xayir Ibrahim.

 

Gudoomiyaha yaa kala hadaly Danjirah cusub ee daka Iran u fadhiya Magalada mogadushu sidii xiriirka ganacsi ee Puntland iyo Iran la isugu furi lahaa, madama ay jirana fursado Ganacsi oo labada dhec ka wada faaiidaysan karaan.

 

Danjiyre Malek Hussein ayaa balan qaday dhankiisa in fursadaan ay ka faaiidaysandoon kuna dhiiri gelin doonaan ganacstada reer iran sidii ay xiriir ganacsi ula yeelan lahayeen Puntland.

 

Dhanka kale Waxaa danjiruhu ka dhawaajiyey in dhowaan ganacsto reer Iran ah ay sahmin doonaan Ganacsiga iyo fursadaha Maalgashiga ee Puntland.

 

Ugu danbeeyntii Gudoomiyaha rugta gancsiga Puntlandd ayaa soo dhoweyey Dadaalada uu wado Danjiraha cusub ee dalka iran sidoo kale dhankisa balan qaday in fursadaan ay ganacstada reer Puntland ka faaidaysan doonaa.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this