Xaaji Xunjuf Posted June 21, 2012 War Deg deg Ah:-Shabaab Oo Soo bandhigtay Caruur Mustaqbalka Dhow Udagaalami Doonta”Daawo Sawirada” HolNews-Alshabab ayaa degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose kusoo bandhigay caruur da’yar oo ay dhaleen dagaalyahanadii looga dilay dagaaladda Muqdisho. Caruurtan oo kan ugu weyn uu yahay 10 sano jir ayay Shabaab soo bandhigeen kahor inta aan laga saarin degmada Afgooye, iyagoo sheegay in Wiilashan ay u aargudi doonaan aabayaashood. Mid kamid ah Saraakiisha Shabaab ayaa sheegay in caruurtan la geliyay juhdi ama dadaal badan sidii looga dhaadhicin lahaa fikirka ah in lala dagaalamo ciidamada dowlada iyo kuwa Shisheeye. Shabaab ayaa lagu eedeeyaa in ay caruur aad uyar yar ay u adeegsato dagaaladda iyagoo xiliyada qaar udhiiba waxyaabo qarxa si wax yeelo loogu gaysto dowlada KMg ama dad shacab ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 21, 2012 Alshabaab maxay caruurta hubka ugu dhiibayaan? May iyagu dagalamaan its a crime against childhood Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 21, 2012 Nacalaaaa talaaatak, Ciyaal muluqyo ay rabaan iney mustaqbalkooda ku cayaaraan halka kuwa Godane,Rooboow,Xasno Dahir, sucaad shongole ay ubadkooda dibedda ku raaxeeysanayaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
The-freeman Posted June 21, 2012 Al-shaydan is desperate beyond measure! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted June 22, 2012 Don't worry about these kids. Its difficult to indoctrinate a Somali child. I too used to sing for the Kaacan during Octoberta, when I was their age. It only meant a nice day out and getting nacnac and toys. Quote Share this post Link to post Share on other sites