Dr_Osman Posted June 19, 2012 Wershedda Saabuunta ee Ilays oo Garoowe xarun ka furatay [Dhegeysi+Sawiro] Updated:- 3 hours ago| 0 Commnets Xaflad si heer sare loo soo agaasimay islamarkaana xarigga looga jarayey warshad cusub ayaa ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal. Waxaa kasoo qeyb galay gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Puntland, ku xigeenka rugta ganacsiga, wasiirka ganacsiga iyo marti sharaf kale. Warshadda ayaa lagu magacaabaa Ilays, waana warshad soo saarta Saabuunta, iyadoo uu xariga ka jaray gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Puntland. Ugu horeyn waxaa munaasabadda ka hadlay Muuse Cali Cabdullaahi oo ah mas’uulka u qaabilsan warshaddan Puntland, isagoo ugu horeyn u mahad celiyey xukuumadda madaxweyne Faroole, sheegayna in ay aad ugu faraxsan yihiin in xarun cusub ay Garoowe ka futaan. Waxaa sidoo kale madashada ka hadlay ku xigeenka rugta ganacsiga Saciid Xuseen Ciid oo sheegay in loo baahan yahay in warshado badan laga hergaliyo Soomaaliya gaar ahaan Puntland, maadaama ay warshaduhu halbowle u yihiin koboca dhaqaalaha iyo xoojinta wax soo saarka dalka. Ugu danbeyntii waxaa goobta ka hadlay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Puntland Xasan Faarax Shire, wasiirka ayaa u mahad celiyey mulkiileyaasha wershedda Ilays, wuxuuna ganacsatada kale ku booriyey inay dalkooda maal gashtaan. Waa markii ugu horeysey ee wershedda Saabuunta ee Ilays oo xarumo badan ku leh dalka Soomaaliya laga furo magaala madaxda Puntalnd ee Garoowe. Maxamed Siciid Yuusuf Horseed Media Garoowe Dhegeyso Codka Maamulaha Ilays Dhegeyso Codka Wasiirka Ganacsiga http://horseedmedia.net/2012/06/19/wershedda-saabuunta-ee-ilays-oo-garoowe-xarun-ka-furatay-dhegeysisawiro/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted June 19, 2012 Welcome to Garowe Ilays and We hope you enjoy your stay in the Great State Of Puntland where peace reigns and every man can invest and have his investment protected by law. Welcome to North Eastern Somalia!!! I hope you build a factory in Bossaso and Galkayo and Qardho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted June 19, 2012 It was funny how our minister of commerce said "Somalia is one country and noone can separate" are we getting worried about the TFG and Somaliland talks that is going to happen in London. I felt quite embarassed how he was screaming it's as if we are worried and cannot stop this meeting between mogadishu and hargeisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted June 19, 2012 Why is Hargeisa so hell-bent on this meeting??? Why don't you guys just stay the way you have been for 20 years? Wallahi niyahow taasi ceeb kuma jirto. Badbaadinta dalka ayaa wax walbo ka wayn.I don't understand why they want to cause problems for and what they get out of it. Isn't ictiraaf is coming soon enough anymore? It's as if they are getting serious and sitting down with somalia and mimicking how south sudan sat down with khartoum and got khartoum to sign away they're blessing to free the south where-as hargeisa may be hatching a plan to get mogadishu to sign away and free the north Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted June 19, 2012 DR Osman - keep balling those puntland pictures - & whilst you are here - can you tell your sidekick mahad yare to return my avatar thanks in advance. Ngonge - what are you laughing at? Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted June 19, 2012 PL :cool: keep up the good work. Thanks osmano for the update and excellent news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 19, 2012 Sayid*Somal;843107 wrote: Ngonge - what are you laughing at? Saabun IN, Wasakh OUT! Went on a little thought journey there, saaxib. Don't mind me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 19, 2012 Medico Osman, did you really count all the factories in Puntland i.e 251? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted June 20, 2012 Somalia, yes it's 250 factories in Puntland, Plus this new one now. That makes it 251 Factories in Puntland. Listen at 3:03 Mark. The minister of commerce is telling you Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted June 20, 2012 ^^warya dr puntland-pictures-baller - have asked your chum to return my avatar? NGONGE;843126 wrote: Saabun IN, Wasakh OUT! Went on a little thought journey there, saaxib. Don't mind me. I saw that too! - well that is what happens when you write in af qalaad - you become a laughing stock. Quote Share this post Link to post Share on other sites