Sign in to follow this  
Liibaan

Shacabka LasQoreyDekeda Laasqoray Puntland Iyo Somaliland Midna Ma Sheegan Karo

Recommended Posts

Liibaan   

Laasqoray-300x224.jpg

 

Shacabka LasQorey"Dekeda Laasqoray Puntland Iyo Somaliland Midna Ma Sheegan Karo"

 

http://www.raxanreeb.com/2012/06/yuusuf-jaamac-dekeda-laasqoray-puntland-iyo-somaliland-midna-ma-sheegan-karo/

 

 

Laasqoray (RBC) Gudoomiyaha Degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag Yuusuf Jaamac Debbad Ayaa Uga Digay Maamulada Puntland Iyo Somaliland Inay Soo Farageliyaan Dhismaha Dekeda Degmadaasi Laga Hirgalinayo oo Ay Dadka Deegaanka Jeebkooda Ka Dhisanayaan.

 

Yuusuf Jaamac Debbad oo ka hadlay warar sheegaya in xubno ka socda Puntland iyo Somaliland ay soo galeen gobolka Sanaag si ay ugu raad gataan mashruuca dekeda degmada Laasqoray isagoo sheegay in labada maamul aysan waxba tarin dadka deegaanka oo iyagu isku tashaday.

 

“Mashruuca dekeda Laasqoray waxaa iska kaashaday dadka deegaanka iyo qurbe joogta reer Sanaag ee dibadaha ku nool, cid ama Puntland ha ahaato ama Somaliland sheegan kartaahi ma jirto” ayuu yiri Yuusuf Jaamac.

 

Gudoomiyaha degmada Laasqoray wuxuu ku eedeeyay maamulada Puntland iyo Somaliland inay dhibaato iyo dub u dhac u horseedeen degmada Laasqoray oo xilli hore ku talaabsan lahayd horumar sida uu sheegay.

 

“Annagu reer Laasqoray Puntland kama tirsanin Somaliland kama tirsanin, wax ay ku sheegan karaan dhismaha dekeda iyo horumarka deegaankan ma ay ajirto” ayuu hadalkiisa sii raaciyey Yuusuf Jaamac.

 

Hadalka gudoomiaha degmada Laasqoray ayaa yimid iyadoo heer wanaagsan uu soo gaaray msharuuca dhiusmaha dekeda degmada Laasqoray taasoo mudo dheer ay soo wadeen dadka deegaanka oo kaashanaya qurbejooga waxaana sida gudoomiyuhu uu sheegay lagu rajo weyn yahay in dhismaha dekeda waqti dhow la soo gababagabeeyo.

 

Toddobaadkan ayaa qeybo ka mid ah degmooyinka bariga gobolka Sanaag waxaa booqasho ku tagay xubno ka tirsan maamulka Puntland halka dhanka kalana degmada Ceerigaabo iyo deegaano ku dhow ay soo gaareen xubno ka socda maamulka Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Fake news. You think this is Khaatumo movement or what? Who do you think is building the port, why did the minister visit? Get outta here.

 

Posting "news" from the most anti-Puntland websites does not help your course against the 'venal, cab driver'. LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Keep it up.

 

Beesha Maakhir Oo Caddeysay In Khaatumo State Aysan Maamulin Gobolka Sanaag (BAYAAN)

Posted by Pi G 2 on March 13th, 2012

BAYAAN MUQADISHO

 

Shir ay si wada jir ah ugu yeesheen beesha Maakhir magaala madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho waxay ka soo saareen.

 

Ka dib markaan aragnay tixgelinayna baahida loo qabo midnimada iyo isku duubnida Soomaaliya, Ka dib lafa gur dheer oo aan ku samaynay hubinta deegaanka ay khaatumo ka sheegato Sanaag isla markaana aan isla af garanay in aysan beeshaasu mug iyo deegaan ay ku sheegan karto gobolka ayan ku lahayn.

 

Ka dib markaan aragnay tixgelin la,aanta loo geysto dadka gobolkaas degan oo iyagu taageersan kana mid ah maamulka Puntland ee Soomaaliyeed.

Naxar Nugaaleed;843005 wrote:
^xaasidnimada joji or drop name Somalia, FYI puntland had nothing to do with the port laas qoray, viva maakhir and the soon to be union between laas Qoray and laas Ano

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Naxar Nugaaleed;843005 wrote:
^xaasidnimada joji or drop name Somalia, FYI puntland had nothing to do with the port laas qoray, viva maakhir and the soon to be union between laas Qoray and laas Ano

Viva Maakhir State of Somalia, and KHaatumo State Of SOmalia. A union between Northern Unionists is great. It's to restore the historical USP [Maakhir and KHaatumo State ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

There's no historical ties between the two and they rejected you a few months ago :D:D

 

Everyone rejected you, and you are now rejecting each other as far as I have heard.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Makhir State of Somalia aad ayaan usoo dhoweeynaya. Waa in ay tashataan oo dhulkooda yagu u talinaya, nina ma aha in uu ninkale hoos fadhiisto.

 

Reer Makhir nolaada. You have my full support.

 

salaam

 

P.s somaliland iyo puntland inbadan bay dadka ka faaideesanayeen. Marka shekada ha iskasooba xidhmato. Makhir, Awdal iyo khaatumoba waxaan leeyahay wax qabsada oo dadaala. Dhulkiina ninkale ha u daba fadhisanina.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;843219 wrote:
Makhir State of Somalia aad ayaan usoo dhoweeynaya. Waa in ay tashataan oo dhulkooda yagu u talinaya, nina ma aha in uu ninkale hoos fadhiisto.

 

Reer Makhir nolaada. You have my full support.

 

salaam

 

P.s somaliland iyo puntland inbadan bay dadka ka faaideesanayeen. Marka shekada ha iskasooba xidhmato. Makhir, Awdal iyo khaatumoba waxaan leeyahay wax qabsada oo dadaala. Dhulkiina ninkale ha u daba fadhisanina.

 

There is no such thing as Maakhir state of Somalia it was destablished in 2007 its first President is chilling in Hargeysa and some say ilkajiigot rid of it since he wanted to run for President in 2009 in Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;843223 wrote:
There is no such thing as Maakhir state of Somalia it was destablished in 2007 its first President is chilling in Hargeysa and some say ilkajiigot rid of it since he wanted to run for President in 2009 in Puntland.

I like how you didn't even want to address Awdal. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this