Xaaji Xunjuf Posted June 18, 2012 Dagaal faraha looga gubtay oo ka dhacay Gedo SHABELLE MEDIA NETWORK JUNE 18, 2012 Garbahaareey: (Sh. M. Network) Dagaal xooggan oo gaystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta waxa uu ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya. Tuulo Barwaaqo oo u dhaxaysa Magaallooyinka Balad-Xaawo iyo Garbahaareey ee Xarunta gobolka Gedo ayaa wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in maanta halkaasi uu ka dhacay dagaal xooggan oo gaystay qasaaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Ah, Ahlu Sunna oo dhinaca ah iyo kuwa Al Shabaab. Dagaalka ayaa waxa uu ka dambeeyay kaddib markii Ciidamo ka tirsan dowlada KMG Soomaaliya iyo Ahlu Sunna ay wadada u galeen gaadiid ay wateen Ciidamada Al Shabaab kaasi oo marayay deegaanka Tuulo Barwaaqo ee gobolka Gedo. Afhayeenka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Gedo Sheekh Max’ed Xuseen (Al-qaaddi) oo dagaalkaasi kaddib la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in dagaalkaasi uu ahaa mid xooggan islamarkaana ay ku qaadeen Ciidamo ka tirsan Al Shabaab. Al-qaaddi ayaa waxa uu tilmaamay in dagaalka ay ku qaarijiyeen labo dagaalyahanno oo ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab islamarkaana ay kaga dhaawaceen tiro kale sida uu hadalka u dhigay. Majiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Ciidamada Al Shabaab oo ku aaddan dagaalkaasi iyo qasaaraha la sheegay in la gaarsiiyay ciidamadooda oo marayay Tuulo barwaaqo ee gbolka Gedo. Deegaanno iyo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya ayaa waxa ka dhaca dagaalo iyo duqeymo xooggan oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Al Shabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galia Posted June 19, 2012 And Somaliland is burning Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 19, 2012 long live the Sufis lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted June 19, 2012 Them 2 negros should stick to their duty and just preach the koran....how come they aint doing that n shedding blood all the time. I thinks that i should become the next somali sheikh where my rule will be that, if u cant solve a simple mathematical problem, e.g., what makes 1+1=3, then u wont be allowed in a Mosque or be given the title sheikh!! deal pple!! i am 4 it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
faarah22 Posted June 19, 2012 what is with you and reporting dagaalada iyo mashaqada ka dacda somalia, stick with your SL and habro nonensense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 19, 2012 Dagaal faraha looga gubtay What a beautiful turn of phrase! :D :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 19, 2012 This round the aswj had the upper hand and imagine the Ethiopians didn't take part of this battle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 19, 2012 faarah22;843049 wrote: what is with you and reporting dagaalada iyo mashaqada ka dacda somalia, stick with your SL and habro nonensense. Waryaa i thought Somaliland and Somalia were the same country at least that's what you support why are you dividing you're country waryaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted June 19, 2012 ^slip of the keyboard or coming to your senses? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 19, 2012 Xaaji, you like rabsho isn't it? You like turmoil, you never post heart warming news about south Somalia, this is very sad! Quote Share this post Link to post Share on other sites