Dr_Osman Posted June 17, 2012 Madaxa Shirkada Qodeysa Shidaalka Puntland oo Jaliyada Puntland Australia kala qayb galay xaflad, Sheegeyna in shidaalka Dhowaan la dhoofin doono Posted by Pi on June 17th, 2012 Mr. Peter Landau oo ah madaxa shirkada Range Resources ee qaabilsan qodista shidaalka Puntalnd ayaa kusoo booqdey Xaflad ay lahaayeen Jaalliyada Puntland ee magaalada Perth Dalka Australia, wuxuuna uga warbixiyey halka uu marayo shidaalka Puntland, Jaaliyada Puntland ayaa si diiran usoo dhaweysey Peter Landau iyagoo u sheegey inay ku faraxsan yihiin inuu si fool ka fool ah uu war ka xaqiiqda ah uga siiyo halka ay marayaan shaqada ay Shirkadiisu ka wado Puntland , wuxuuna hadalka ku bilaabay.(Sawiradii Xaflada Qoraalka hoostiisa ka daawo) Ugu horeyn waan idiinka mahadcelinayaa soo dhaweynta diiran aan aan halkaan kala kulmey, Shirkada sheerarkeeda sare ayuu u kacay suuqa London, haddaan idiin sheego ma ahayn sababtu meelaha kale ee aan shaqada ka wadno balse Puntland sida loogu hanweyn yahay ayaa sababtay, waxaan idiin cadeynayaa in xilligan la joogo uu shidaal ka buuxo Ceelasha Shabeel 1 iyo Shabeel North kaasoo dhoofintiisu bilaabanayso bisha December ee sanadkaan 2012, hadday sidaasi dhabowdo marka la xaqiijiyo ee (flow test)qulqul tijaabinta lagu sameeyo bisha August ee soo socoto, Ceelasha Nugaal ayaan iyana bilaabaynaa dhowaan. Xagga horumarinta bulshada ku dhaqan degaanada hawshu ka socoto horumarintooda wuxuu qiray inay dhiseen iskuullo, baro caafimaad iyo weliba ceelal ay qodayaan kuwaas oo ay ku baxday lacag ku dhowdhow $500,000 oo doalle. Qorshaha u weyn se waxay ka qaateen gegeida diyaarada garowe oo ay ku bixiyeen $250,000 meesha kan Gegida diyaaradaha Bosaso ay ku bixiyeen $5,000,000 dollar. Jaaliyada Puntland ee Puntland Diaspora Forum (PPDF) of western Australia ayaa iyana xubno kamid ahi ka hadleen Xaflada iyagoo u mahad celiyay shirkada Range Resources, waxaa xubnihii goobta ka hadlay ka mid ahaa Waxaa furitaankii soo dhaweynta qaabilsanaa Maxamed Axmed Cabdisalaam(Sharaxbiin) isagoo ugu horeyn kusoo dhaweeyey Hassan Bayahow oo kamid ah Odoyaasha Puntland ee Autralia Abdihakim Hassan fore oo ka hadlay Puntland Geology Ahmed Abdi Hagi Mire arrimaha faaiidoyinka maalgeshiga iyo waajibka dhowrista bayáda Awil Liban wuxuu ka hadlay dastuurka cusub iyo maalgeshiga Mokhtar Aw Mohamoud Issa mahadcelin iyo suaalo qiimo gal ahna ka soo jeediyay Faahfaahinta xafladaan iyo qofkii daneynayaa inuu helo Video-gii kulanka la xiriir M A Abdisalam (Sharahbiin) +61412113320 email:- sharahbiin@hotmail.com Sawiradii oo dhan hoos ka daawo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted June 17, 2012 Where is king is for this historical day. I want king to be here when the first puntland oil is exported Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 17, 2012 Kingofkings is banned UNFAIRLY for ''insulting'' other nomads on this forum. R.I.P the defender of the Puntite Republic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted June 17, 2012 GUUL GUUL GUUL Puntland about to be RICH :cool::cool::cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted June 17, 2012 finally i can afford my second, third, and fourth WIFE. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali philosopher Posted June 17, 2012 is it me or does this guy look like laadar film american ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaraadMon Posted June 18, 2012 He looks rather annoyed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 18, 2012 Welcome Mahad yare aka King of kings. the Dr's tongue gave way. did you see Somalina in aakhiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted June 18, 2012 MoonLight1;842736 wrote: Welcome Mahad yare aka King of kings. the Dr's tongue gave way. did you see Somalina in aakhiro. That explains!! Thanks for the exposé. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 18, 2012 MoonLight1;842736 wrote: Welcome Mahad yare aka King of kings. the Dr's tongue gave way. did you see Somalina in aakhiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites