Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Salaad Gabeyre,Ceynaanshe and Dheel oo hantidooda dib loogu ceelinayo eheladooda

Recommended Posts

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta amar ku bixiyay in hantidii maguurtada aheyd dib loogu Celiyo dhaxaltooyada marxuumiinta kala ah S/guuto Salaad Gabeeyre Kediye, Marxuum S/guuto Maxamed Ceynaanshe Guuleed iyo C/qaadir Dheel.

 

Dikreeto maanta ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay warbaahinta qaranka ayaa lagu sheegay in madaxweynaha markuu arkay xerka Lr. ee soo baxay 10/09/1970 iyo kuwo kale oo ka soo hor jeeday xuquuqul insaanka laguna baabi’yay dastuurka, Waxa uu madaxweynuhu ammar ku bixiyay in loo celiyo dhaxaltooyada hantidii ay lahaayeen Marxuumiintaasi.

 

Sidoo kale Dekreetada ayaa lagu xusay in laga billaabo maanta oo ay taariiqdu tahay 17/06/2012 madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya uu ammar ku bixiyay in loo celiyo hantidii maguurtada aheyd oo ay xukuumaddii meleteriga aheyd kala wareegtay marxuumiinta kala ah S/guuto Salaad Gabeeyre Kediye, marxuum S/guuto Maxamed Ceynaanshe Guuleed iyo C/qaadir.

 

Hantidaasi ma guurtada ah ayaa dikreetada lagu sheegay in ay isugu jirto dhulal bannaan iyo dhismooyin ay hore u lahaayeen Sadexda marxuum kuwaas oo ku kala yaal duleedka iyo gudaha gobolka banaadir.

 

Waxaana xeerka lagu amray dadka heysta dhulalkaasi ama dhismooyinkaasi in ay did ugu soo celiyaan dhaxaltooyada marxuumiinta S/guuto Salaad Gabeeyre Kediye, marxuum S/guuto Maxamed Ceynaanshe Guuleed iyo C/qaadir Dheel.

 

Sidoo kale isla xeerkan ayaa dib loogu soo celiyay magacyada iyo maamuuski ay ku lahaayeen shacabka iyo Ciidanka XDS, maadaama ay kaalin wax ku ool ah ka soo qaateen dhismaha iyo abaabulka lagu aas aasay ciidamada XDS.

 

Dekreetadan ayaa waxaa ku saxiixnaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed sida ku cadna waxa uu dhaqangelayaa maanta oo taartiikhdu tahay 17/06/2012.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Hantidii kacaanku dhacay dawladdaa ka masuula inay soo celiso tii usc'du dhacday yaa ka masuula ma yalaxow?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

gooni is right, what about Moryaan people still living in stolen properties, what will happen to the Moryaan population of Mogadishu, Mr Xaaji, enlighten us with your ever-so superb analysis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Well hantidi la dhacay wa wax fiican in la so celiyo dawladi macangaga eeh xooga dalka ku qabsatay eeh hantida umada xalashatay in qaladkeedi la saxo wa wax wanaagsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

war im tired of this calaacal guri baa layga haaysta stuff cidii guri laga haysto waxaan dhahaa bring ur *** to xamar and show the tfg ur superlogo wabilahi towfiiq

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

oba hiloowlow, what about the Moryaan inhabitants of these stolen properties, what if they get their family/clan to kill the claimants? This is part of Moryaan philosophy!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

True dat! Laakin step by step bey ku socotaa, awal gurihii dowladda baala yiri kabaxa, hadana hantidii kacaanka,beri neh waxaa waaye goobaha private-ka ma garatay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   
:D:D I'm just playing around man, no one is going back for those houses, 2 decades, half of the owners are probably dead.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this