Dr_Osman Posted June 16, 2012 War deg deg ah—— Ciidamada Puntland oo si xoog ah uga saarey Tukaraq maleeshiyaadkii saaka qabsadey Posted by Pi on June 16th, 2012 Ciidamada Puntland ayaa gacanta ku dhigey Magaalada Tukaraq, Ciidanka Puntland ayaa si xoog ah uga saarey Maleeshiyaadkii saaaka qabsadey magaalada, waxaana sida wararku sheegayaan Ciidanka Puntland ay magaalada u dhaafeen dhinaca kale. Saaka waabarigii ayaa Ciidankii magaalada joogey ee Khaatumo ay magaalada baneeyeen, waxaana si tartiib ah usoo galay Maleeshiyaad ka amar qaata Hargeysa balse deegaan ahaan Reer Laascaanood ah, lama oga sababta keenety in Khaatumo ay baneeyaan magaalada ka dibna ay Ciidanka uu hogaansho Mahad Cambaashe u qabsadeen. Sida aan warar hoose ku helney Kusimaha Madaxweynaha Puntland jen. Cabdisamad Cali Shire iyo Taliyaha Ciidanka Puntland Siciid Dheer waxay saaka waabarigii wada yeesheen kulan degdeg ah oo albaabadu xiranyihiin, wuxuuna taliyaha ku amrey in Si deg deg ah ay Ciidan Xoogan ugalaan Tukaraq. Xaalada Tukaraq ayaa iminka degan, saacadihii lasoo dhaafay ayaa isgaarsiinta magaaladu go’ neyd, sidaas awgeed lamakala xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay dib usoo celinta Tukaraq. Puntlandi.com kala soco wararka rasmiga ah ee xaalada Tukaraq Puntlandi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted June 16, 2012 You are too much DR, but welcome back nevertheless~ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted June 16, 2012 uchi;842272 wrote: You are too much DR, but welcome back nevertheless~ His first reaction after 15 post in his tr lol Waryaa warkaad wareejinaysaa ma tuulada caasimadaadda ugu xigta ee tuka raq ee ay ciidanka SL kuu qabteen ayaad ku faanaysaa. Tuka raq waxay gacanta ugu jirtay Pl waxa ka qabsaday Khatumo reer khatumana waxa ka saaray SL sidaad adigu noo sheegaysid hadana waxa ku soo noqday kuwii hore u joogay. Tuko raq waxa u jirtaa garoowe DR noo sheeg 25 to 30 km. Kama xishoonaysid inaad waxan oo wara aad sheegsheegtid Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Sage Posted June 17, 2012 As usual, the delusional Cowke uses any opportunity to post pictures that everyone has seen a million times. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted June 17, 2012 what is he like in real life? Quote Share this post Link to post Share on other sites