Xaaji Xunjuf Posted June 16, 2012 Ciidamada Qaranka Somaliland oo la wareegay fadhiisinkii Maleeshiyooyinka Buuhoodle iyo Puntland ku dhibayeen dadweynaha ee Tukaraq Tukaraq(Waaheen) Ciidamadda Qaranka ee Gobolka Sool ayaa saaka waaberigii la wareegay Gacan ku haynta Tukaraq oo ay xuduudka ugu shisheeya Gobolka Sool oo ay deganayeen Ciidamo Maleeshiyooyin ah oo ku hirdamayay gacan ku haynta ba5r kantarool oo ay ku dhibi jireen dadweynaha Jidkaasi maraya. Sida uu Waaheen u xaqiijiyay Sarkaal ka tirsan CiiDANKA Qaranka Somaliland Duulaanka saaka lagula wareegay goobahaasi waxa khasaare ahi kamuu dhicin, waxaanu xusay inay maleeshiyooyinkii halkaa deganaa ka sii qaxeen markii ay ******** in lagu soo socdo. Dhinaca kalena warar aanu ka helnay Gobolka Sool ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Ciidanka Qaranka u geeriyooday Laba kalena u dhaawacmeen Tacshiirad uu ku furay Asakri ka tirsanaa isla Ciidankoodu. Ilaa hada sababta rasmiga ah ee keentay dhacdadaasi madaxda Ciidanka Qaranku kamay hadal, hase yeeshee waxa ay wararku sheegayaan inuu khilaafkoodu ka dhashay Weerarka saaka ay Ciidanku qaadeen oo uu diidanaa Askariga rasaasta furay. Askariga laayay Ciidanka ayaa la sheegay in isla goobtii lagu qabtay, iyadoo ay qaar ka tirsan Ciidanku sheegeen inuu ahaa Xisaabiyaha Guutada 7aad ee aaga Laascaanood Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted June 16, 2012 How is it possible? Khatumo took Tukaraq from Puntland? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 16, 2012 Nothing of the sort happened, Puntland controls it, just stop it Xaaji you look desperate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aadan Jugle Posted June 16, 2012 Another tactic of Xirsi Daba-Gaab and his uncle Siilaanyo, they supposedly took over the town and then left it to Puntland as stated by the minister of defence loool bravo Xaaji Xunjuf, what a genius move. Fact is the Rice of Ina Xarabi and Indho-Deero was endangered by Khaatumo so Siilaanyo as usual sent the somaliland forces to save the business of his rich cronies. Now business will run as usual and Ina Xarabi rice and Indho-Deero match-boxes will only be taxed by Puntland instead of by 2 customs. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted June 16, 2012 there was no war this was in fact joint operation between small unit from somaliland and puntland to clear the isbaaro that was put in place by khaatumo to take money from trafic... so i am afriad that khaatumo folks were right on this issue and that the sl and pl collabrated... they were both in the town this morning before sl unit went back to their base.. the understanding betweent somaliland and puntland has always been that tukarag was better left to puntland as its less than 10 km from garowe as somaliland does not want to stretch its millitary. this move was instigated by puntland who asked sl for assistance in getting rid of khatumo from tukarag as it become clear for what ever reason that puntland was unable to get rid of khaatumo from tukarag... somaliland cleared them this morning with only small unit before handing the small village back to puntland who badly need it for revenue and somaliland would needs puntland to be here for obvious security reasons. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 16, 2012 What happened is simple. Khaatumo took the customs point. They then withdrew to let Somaliland take over (by choice), maybe they thought this will win them favours, then Somaliland withdrew again. Khaatumo movement just as thought work for Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites