Maaddeey Posted June 16, 2012 Nin aa asoo tarbuush leh oo eeyaha ka cabsado si gardarro ah gurigiisa loo gubaa, dembi aas leheenna lagu xiraa. Xabsiga aas Strong Man ku naqanaa, illaa aas birta laabo saxankana jeexo. Intuu Xabsiga ku jiro dadkii dad u xigay waa ka rooraayaan, dad dadowna waa soo dhoweysanayaan, meeshaas ayuu wuxuu ka tirinaa tix gabay ah: Bowdada markii aan ka jabay, boqonka taaggiisa Habeenkiiba waa i bidhan lahaa, bahalkii cawlnaaye Raggii buurta dheer igala baxay, beerka ka ogsooni Bah-Cillaamo goortay dhammaan, iga dul booyaysey Bah-Sadhaysna "baga" inay i tidhi, beerka ka ogsooni Ninkii Burunji inuu iga cuno, ii barriidinaayey Ee aan bar kale ii tarayn, beerka ka ogsooni Ninkii Belad shisheeye iga jiray, ee soo bixi waayey Ee in aan bogsado uun jeclaa, beerka ka ogsooni Laxaad waa badhaadhee hadduu, ii bogsado xooggu Haddii uu biixiyaha Eebbahay ,isugu kay beego Abaal badh ah abaal bur ah abaal bur iyo dheeraad ah Ninba kiisa kaan ugu beddeli, beerka ka ogsooni Markuu xabsiga ka soo baxo waxaas naqanaa tuug wayn (Don), lakin tuugada kale lees dhacaa, masaakiintana waa u gargaraaraa. Waa wiil yaroo Ceel Wareegoow ku dhashay, kuse koray The city of brotherly love!, wax love ahse kuma arkin meeshaas, taasaana u keentay inuu naqdo sida aas naqday!. Maxaa ka fahantay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 16, 2012 Maaddeey;842191 wrote: Maxaa ka fahantay? [/i] Alshabaab on the run;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 16, 2012 Ookiyaalaha gedis-gedis u gashatay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted June 16, 2012 ^Its sign of the Argagixisada Afka duuban and their desperation - they are no longer misinterpreting Quran, now, gabaygii Xaaji Xaddi bay inspiration ka dhigteen... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 16, 2012 ^^ Intee ka dhacday adi?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 16, 2012 Lol...Yunis....is this Maaddey-gii la yaqaanney? Mise waa hooskiisii? Maaddeey, waan ka helay ararta aad u samaysay...lol bir la laabo iyo saxan la jeexo.....Raggii buurta dheer igala baxay beerka ka ogsoonine waad ku soo gebegebeysey....Waxaan u fahmey xaaladdu waa idinku xun tahay, laakiin hannoo dardaar werin, insha Allaah no more is qarxis soon, waayo kuwa waxa la qarxiyo diyaariya oo dhan farahaa laga gooynaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 17, 2012 Lol, Abwaanow si xaasidnimo & negative-nimo ka buuxdo ayaad u fasiratay weliba si ula kac ah (bah sadheysna* inay baga i tiri beerka ka ogsooni). Saaxibkay Ngonge ayaan ka sugayaa inuu sida saxda ah u sharxo, with style, monday morning, of course, bacdal qaxwa dabcan!. ----- * baraxley ku bedel bah sadheys. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 17, 2012 Maaddeey;842448 wrote: ----- * baraxley ku bedel bah sadheys. Maya. Sina-dhaqo (iyadaaba u dhawaaq dhaw) iyo Geed-kama-xaggeeyo ku beddel Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 20, 2012 Abwaan, ani xaafadaadaan sheegee, 'zina dhaqo' maxaa waaye, ma ha la caaytamaa la yiri? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted June 20, 2012 it is famous gabey, wuxuu ku qornaa buuga suugaanta ee iskuulada laga dhigi jirey no? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 20, 2012 Its famous because buugaas suugaanta!. Gabayadeenna famous'ka ahaa famous maaha saa laguma qorin buuggee, no?. Sheekada maxaa kaaga baxay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted June 20, 2012 Shabaab ma filmantii, fankii iyo sugaanti so gashay. Last time they were blowing up youth in cinemas, for watching film hindi and football. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted June 20, 2012 Roob magaalo ku hooray ramaas sooma bixiyee laamiguu ku raftaa. Gabeygaas iyo woxoogaa gabayo ah oo uu Sayid Maxamed Cabdulle Xasan iska leeyahay ayuun baan ka xasuustaa gabayadii iskoolka lagu dhigi jiray, intii kale ilaahay ha u naxariisto waan iloobay. Mise tollow waa da'da... PS. Kaaliya great movie, the Indian version of Robin Hood Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 20, 2012 ^^ Maxaad ka fahantay ba lago yedhi, not what's the history of the poem, Juxa. I have to admit that I didn't understand much of it. Ma filin hindi baa? A down trodden man rises up to beat his gathering foes? Quote Share this post Link to post Share on other sites