Dr_Osman Posted June 15, 2012 More copying as usual from Hargeisa trying to imitate the business capital of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 15, 2012 The road project is called wadada cad it will connect Hargeysa with salahlay and than it will go further into the Somali region of Ethiopia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 15, 2012 Waddada Cad ee isku Xidha Magaalooyinka Sallaxley iyo Hargeysa oo si Rasmi ah Loo Bilaabay Hargeysa(Waaheen) Xaflad hor dhac ah oo lagu dhax dhigayay wada cad ee isku xidha magaalooyinka Sallaxley iyo Hargeysa ayaa maanta lagu qabtay deegaanka isha gobta ee duleedka koonfureed ee magaalada Hargeysa Xafladda dhagax dhiga waddada Cad ayaa waxa ka soo qaybgalay Ganacasto Cuqaal Salaaadiin Siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah qurba jooga Beesha koonfurta Hargeysa iyo magalaada Sallaxley. Wadadan oo dhererkeedu dhanyahay 83 KLM ayaa hore u ahayd Waddo caratuul ah ayaa waxa loo qaybiyay seddex waji waxaana maanta la dhagax dhigay wajigii ugu horeeyay oo dhan 13 klm. Lacagta wadan ku baxaysa ayay gudida u xilsaarani ku qiimaysay kudhawaad 4.5 milyan oo dollar waxaana hore u bixiyay lacag dhan 1400000 $ (Milyan iyo Afar boqol oo kun ) Ganacasade Xaaji Cumar Caydiid sidoo kale haweenweynaha Beesha Sallaxley iyo Koonfurta Hargeysa aya guddoonsiiyeen gudida dib u dhiska waddada Cad lacag hordhac ah oo dhan 82000 $ oo Doollar (laba iyo siddeetan kun) Sidoo kale waxa iyana lacago badan ku deeqay jaaliyadaha beesha ciidagale ee wadamada Norway iyo Ingriiska. Ugu horayn waxa xafladda furay Sh Cismaan Cali Xuseen oo ka hadlay Qiimayaha ay wadadanu u leedahay adaamaha waxa uu sheegay sh cismaan in qof kasta oo wax ku darsada waddo ay tahay sadaqa jaariya iyo wax uu qofku iska sii horeysiisay oo aakhiro u taalaa waxa uu sheekhu ku booriyay cid kasta oo ka qayb qaadan kartaa waddadan ay dar ilaahay wax ugu darsadaan waxa isna ka hadlay munaasabada Sh Maxamed Cali Geedi oo ah G/Xigeenka gudida dib u dhiska wada Cad waxa uu dadka ku booriyay in aan dowlad iyo haayad midna waxa laga sugin ee dadku isku tashadaan waxaanu ugu duceeyay in ilahaahay uu camalkii janada ay ku galayeen uu uga dhigo qof kasta oo waddadan wax ku darsada waxa uu Sh maxamed Cali Geedi sheegay in dhismaha wadadu uu socon doono xataa habeenkii oo loo diyaariyay laydhkii lagu shaqn lahaa waxa uu sheekhu ka codsaday qof kasta oo muxsina oo wanagaaga iyo waxtarka ummada jeceli in uu waddadan wax ku darsado maxaa yeelay waa sadaqo jaariya waana acmaasha lagu galo janada. Waxa iyana ka hadlay maayorka caasimada Hargeysa Eng Xuseen Maxamuud Jiciir Goddoomiha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere xoghaya Arrimaha dibada ee xisbiga UCID Maxamaed Haaruun Biixi oo markan ku hadlayay Magaca Jaaliyada Sheffield Xildhibaan Faadumo Jaamac Ileeye oo kamida golaha guurtida ee Somaliland Marwo Faadumo Shaacim Ganacasto madaxdhaqameed iyo qaar ka mid qurbe jooga beesha Ciidagale Weeyne oo dhamaantood ku dheeraaday ahmiyadda ay wadadani u leedahay isku xidhka dalka. Wadadan oo ah wado caro tuul ah oo Sannadkii 1940 uu Talyaanigu dhisay ayaa ah wado aad u dheer oo isku xidha somalilad iyo Ethiopia iyo koonfurta Somalia waxay ay ka bilaamataa Hargeysa waxaanay toos u gashaa feerfeer ilaa baladweyne. Hadii aad doonayso in aad wax ku darsato waddadan oo ah Sadaqad jaariya waxaad kusoo hagaajin kartaa Tabarucaaga Dahabshiil Account:26000. Salaama Bank 60029985 ,Zaad Service:4840000 kuna soo qor dib u dhiska wada Cad ee Sallaxley iyo Hargeysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted June 15, 2012 Give up xaji you wont ever be a Bosaso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 15, 2012 ^ Why would i want to be a bosaaso:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted June 15, 2012 come on xaji admit it looks good or is jealousy getting to you Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 15, 2012 Dr osman you can't compete with the majestic city of hargeysa not in a million years you know that i know that the members of SOL know that God knows that President siilaanyo knows that governor faroole knows that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted June 15, 2012 Xaji your just being childish now, U know why I do this dont you not to compete but to rub it in your face that your 20 years behind because I already know Bossaso is leading but its about rubbing it in your face Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted June 15, 2012 Xaji lets be real the best shot of hargeisa u have is of residential areas and Bosaso still beats ya hands down in picturesque Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted June 15, 2012 come on xaji admit it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted June 15, 2012 Yo xaji dont make me keep throwing out more pics, You should get the message now. Down-town shots from multiple angles, residential shots, urban shots, etc etc Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 15, 2012 Waryaa cismaanow meesha ha isku ceebeyn you're dusty village couldn't even compete with Hargeysa 150 years ago when it was called ceelki herer. The Majestic hargeysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted June 15, 2012 Xaji admit it hands down you got beat Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaraadMon Posted June 15, 2012 How will these cities ever be great if you're comparing them to each other? Set the bar a little higher, don't argue your preference for diarrhea over constipation (it's all crap at the end of the day). Quote Share this post Link to post Share on other sites