Somalia Posted June 15, 2012 Maamulka Somaliland ayaa maanta oo talaada ah shaaciyey xubnaha uga qayb gelaya shirka ay todobaadka soo socda magaalada London kula yeelanayaan dowladda dhexe ee Soomaaliya. Wasiirka warfaafinta ee Somaliland ahna afhayeenka Cabdi Yuusuf Ducaale oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in wada hadalka ay la furayaan Federaalka ay u saareen guddi ka kooban 5-xubnood kuwaasoo kala ah sidan: Wasiirka arimaha dibadda Cabdilaahi Maxamed Cumar Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Baashe Maxmed Faarax. Gudoomiyaha xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe. Wasiirka madaxtooyada Xirsi Xaaji Xasan Cali. Iyo Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada Maxamuud Axmed Barre Garaad. Mar uu ka hadlayey mowqifka Somaliland ee ku aadan shirka London waxaa Ducaale hadaladiisii kamid ahaa: “waxanu kala xaajooneynaa dad walaalo ah oo isku jiri jirey oo kala amba baxay ayaanu nahay, dee mustaqbalkayaga iyo danahayaga ayaanu ka wada hadleynaa” Isagoo halkiisa sii wata wuxuu afhayeenka Somaliland yiri: “waxaanu la tegeynaa in qaranimadayadu ay tahay mid jirta oo go’aan shacab ku timid, oo aanu nahay qaran jira oo Somaliland la yiraahdo”. Wada hadalada Somaliland iyo dowladda Federaalka ah ayaa ah kuwa ay bulshada Soomaaliyeed si gaar ah isha ugu hayaan waxaase sheki laga muujinayaa go’aamada shirkaas kasoo bixi doona. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali philosopher Posted June 15, 2012 come to papa:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
B_A_L_L_E_R_Z Posted June 15, 2012 miss somalia has been divorced, sadex baa lagu furay. mr somaliland has moved on with his new life ee naagtan waalan ee rafaadka ka dhamaan la maxaa ninka daa dhigay. ileen they say theres nothing like a woman scorned. yaaaaaaaaaaaaaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 15, 2012 Good stuff let the talking begin Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted June 17, 2012 Xaaji Xunjuf;841993 wrote: Good stuff let the talking begin no papa Faroole's approval, no meeting. :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 17, 2012 They already left:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted June 17, 2012 Xaaji Xunjuf;842543 wrote: They already left:D then papa Faroole said yes...kiddy. let's wait for the official news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galia Posted June 19, 2012 What happened to them being an independent country, LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites