Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Augustine mahiga its better if we not elect Sharif for a second term

Recommended Posts

Augostin Mahiga”waxaa ila haboon inaan la dooran markale Shariif Sheekh Axmad”

13. juni 2012

 

allpuntland

 

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Augostin Mahiga oo maanta Warbaahinta kula hadlay muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in dalka Soomaaliya bisha Augost uu waji Cusub uu gali doono.

 

Mahiga ayaa sheegay in loo baahanyahay in dalka uu yeesho Madaxwayne aan ahayn Shariif taas oo uu sabab uga dhigay in dadka Soomaalida ay doonayaan isbadal dalka iyo Madaxwaynaha ah.

 

Xili uu kahadlay Arimaha doorashada Dalka kadhacaysa Augostin Mahiga waxaa uu yiri Cidii carqaladaysa doorashada soo socota inay ka qaadanayaan Mowqif lamid ah kan looga soo horjeedo Al-shabaab.

 

Sidoo kale waxuu kadigay Mahiga in laga horyimaada Dastuurka Cusub ee Dalka Soomaaliya uu yeelanayo.

 

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa si Cad u qeexay inuusan jeclayn in madaxwayne Shariif uu markale Dalka Soomaaliya uu kanoqdo Madaxwayne.

 

Mahiga ayaa hadalkiisa waxaa uu ku soo gaba gabeeyay in isaga ay lahaboontahay in doorashada kadhacaysa Soomaaliya lagu doorto qof aan ahayn Madaxwayne Shariif Sheekh Axmad.

 

Xiriirka u dhaxeeya Shariif iyo Mahiga ayaa mudooyinkaan waxaa uu ahaa Mid aad usii xumanayay markii Mahiga uu yiri Madaxtooyada Soomaaliya waxa ku jiro kooxo Diimeed mayal Adag halka Shariif uu ugu jawaabay Mahiga”Hadii sidaas uu yiri Mahiga Maradaa kadhacday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Looks like Mahiga drops all of his allies one after the other. He dropped successionist lot including his staff lady, Faroole and now Shiriif.. I am waiting also when he drops the other Shiriif - "Sakiin".. And Finally, he he also gets dropped... Xalkiibaa sow dhow..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

A_Khadar;841918 wrote:
Looks like Mahiga drops all of his allies one after the other. He dropped successionist lot including his staff lady, Faroole and now Shiriif.. I am waiting also when he drops the other Shiriif - "Sakiin".. And Finally, he he also gets dropped... Xalkiibaa sow dhow..

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this