Xaaji Xunjuf Posted June 13, 2012 Qaladkii Ugu Weynaa Ee Xukuumadda Siilaanyo Gadhay Waa dhalinyarada Ay U Fasaxday Golayaasha Deegaanka Sida aynu la wada socono waxa Dhamaan magaalooyinka Dalka kaso shaac baxaya in Dhalinyaro badan oo Da-doodu yartahay ay isu taagayan Golaha Deegaanka – Waxan Arinta awadeed Jeclahay inan ka hadlo – Sida aynu la wada socono dhibaatooyinka ugu wayn ee magaalooyinka Dalka ka taagani wa DHIBAATO DHUL laysku Haysto ama dhul la doonayo in dadlaga raro ama la baneeyo Waxan Ta Daraaded Doonaya Inan Awalan fahano Deegaanka Cida ku Haboon – Waxa Deegaanka loogu Talo Galay inay So Galaan Dadka Dhulka Yaqaan – Cida leh – Cidi Lahan Jirtay – Meshi Danguud ahayd – meesha ku habon Danguud iyo wax kasta oo la tacaluqa Howlo Dhul Waxan Marka Leeyahay WAAR INAN YAR OO DHOWR IYO LABANJIRA OO AN GARANAYN GURIGA KU XIGA CIDA LEH ISKA DA JAGO BANAANO , MAHA IN DEEGAN LA KEENO ama Magaalo uu Mayir u noqdo – Waxa ku Haboon In Deeganka la keeno Dadka Ganacsatada ah , Dhaqaalaha haysata , noloshooda ku filan , Garanaysana Deegaanka oo Dhulka Magaalada Gudaheeda ahi ugu Horeeyo – Waxa Dhici Doonta In Magaalooyinka uu Mayir ka Noqdo InanYar oo dhalinyara , Marka ka bacdina Dhibaatadan Dhulka ee Dalkoo dhan ka taagani waysii KORDHAYSA MANTA MALIN AN AHAYNA WAA LAGARAN DONA . XUKUUMADA Madaxwayne Ahmed Siilaanyo Kaliya waxay ka Fakartay Inay Dhalinyarada Iska jihayso Lakin ismay waydiin sidan qabo meeshay ku jihayn lahayd – War Sideebay Caqligal u noqon kartaa In inan Dhalinyaraa oo lagga yaabo in magalada u iska sharaxay aan aqoon Dhulkeeda oo Qabyalad lagu Keenay inu Magaalo Maamulo oo u maayir u noqdo UMADA AD ARAGTEN SIDAY DHULKA KU TAHAY IYO DHIBATADA KA TAGAN IS QABSI DHUL – War magaaloyinka Somaliland Subax Kasta Qofba ku dhinta Dhul laysku haysto War ma Inay si laba jibaaranto aya la doonaya ????? Waxan Jeclahay Dhalinyarada Ku Fakaraysa Salaanka Siyaasada meeluun kaso Kora waxan Odhan laha ILmaadeerayaal Baarlamaanka Haatan ka Isku howla In laydinku Sameeyo Da-da lagu galo oo Hoos laydinku Dhigo – Deegaan kuna maha Miis Siyaasadeed ee wa halka QASHINKA magaalooyinka Yala iyo Wadoyinka lagaga Hadlo – War halka Siyaasad iyo waxkalo laga dhex baadha ma Yaalaane ILmaaderayaal Ka Hadha oo wa Dabine Yan laydin Dhigin. Waxanan Leeyahay Xaalada dhulka ee ad Ogayden heerkay taagnayd iyado waliba ay magaalooyinka haystaan RAG WAWAYN oo ku dhashay oo Dhulka iyo howlihiisana ad u yaqan hadii deegaan kan hada la galo oo dhalinyaradasi magaaloyinka uso baxan waxa dhici doonta in IN BADAN LA QOOMAMEEYO Waxan Ku Daraya in waxkastoo kaso kordha is qabsigii iyo is haysashadii dhulka ee magaalooyinka waawayn ee Somaliland in ey masuuliyadooda YEELAN DOONAN BAARLAAMANKA HADA JOOGA IYO MADAXWAYNAHA oo ah kuwa iyagu arintan hor kacay Waxa Labaatanki sanadood ee ugu danbeyay aha dhibka ugu wayn ee magaalooyinka BOORAMA , HARGEISA , BERBERA , BURCO , CEERIGABO IYO LAASCAANOOD . dhul ay sharciyadiisa wada haystan dad kala duwan ama hadan si kale u sheego – Jago qudha oo laba mulkiyadood la wada bixiyay – Waxaynu ognahay inta Qof ku dhimatay dhibaato dhul – iyado an anigu shaqsiyan aminsanahay in hadii Deegaankan hada an arko HORAANTISI uso baxo in DHIBATADU SILABA JIBARMI DONTO. Waxaynu la yaabanayn JAGO qudha oo laba mulkiyaadood leh Lakin waxa Iman Doonta MID SEDEX AMA AFAR MULKIYADOOD LEH – Waxan kuso gabagabayn laha Waar Taladaasi Haday Dhowdee aan iska HUBSANO , MAAN GARAN ANIGU DEGANKA LOO SO DIRAY INAMADA YAR YAR EE JAMICIYINTA AH LAKINSE AN AQOON GURIGA KU XIGA CIDA KU JIRTA ISKA DAA JAGO BANAANO – ( ILAAHAY KUWA KA SHEEKEEYA HANAGA DHIGO ) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 13, 2012 War this guy is ruining you lot, get rid of him, never have I seen so many habro at each other's throat. Take the seat from him waryaa, take it, he's reer baadiyo, he comes from a reer baadiyo habar as well, war what's wrong wichuu??????? You must save your country! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 13, 2012 Siilanyo's government is doing lots of good things the only thing i disagree is allowing kids to become council members. The president government has the support of the people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 13, 2012 You are putting on a brave face, no criticism in front of shisheeye, very good. But you forget, this is London, there are many SNM cafes with SNM portraits with SNM criticism :D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 13, 2012 Criticism is good we support that constructive criticism that's why we have opposition parties Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 13, 2012 dhalintu ma laangaab bey ahaayeen lolz Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 13, 2012 ^^ Maya odayaal ka shaqo fiican ba jira dee caruurtu gambu yarta ha shukaansadan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 13, 2012 lol haye horta wth is landheer iyo langaab iyo duriyadda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 13, 2012 laandhero= reer badan laangaab = reer yar But in Somaliland there is no such thing because dadku wa wada laandhero ama wa wada laangaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 13, 2012 ^^ LOL okey so habraha qaar miyaa langaab iyo landheer lagu sheega lool this shit is cray Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 13, 2012 Maya habruhu wa wada laandhero i know its sounds wrong but thats just the way it is Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 13, 2012 haha haye Xaaji ceynkaas weeye yaah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted June 14, 2012 XX waxaad muujisay inaanad koofiyadbacle sidaadoo kale ah mooyaane aanad cidkale u ogolayn siyaasad. Waa nasiibdaro in siyaasada SL ay buuxiyaa odoyaal u baahan in la geeyo "Senior caring center" bal eeg sawirada golaha guurtida. Haddii golahii dawladaha hoose oo ah meesha shaqo dagdag ah looga baahanyahayna lagala mid dhigo guurtida waxba inoo kala socon maayan, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 14, 2012 Silaanyos mistake is that his not replacing these old heads fast enough Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 14, 2012 Bacaaaaaaaaaaaac Quote Share this post Link to post Share on other sites