Sign in to follow this  
Dr_Osman

Bossaso Road Network Construction Continues. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Dayactirkii lagu wadey jidadka ugu waaweyn Boosaaso oo dib u bilaabmay [sawiro]

 

Updated:- 22 hours ago| 16 Commnets

 

Magaalada Boosaaso waxaa dib uga bilowday howshii jidadka lagu dayactirayey oo ay horay isula wadeen dowladda hoose ee degmada, gudiga horumarinta degmada iyo ganacsatada.

 

Howshan oo muddo todobaadyo ah haka gashay kadib markii uu go’ay Daamurkii Laamiga lagu saarayey wadooyinka ayaa dib u bilaabantay.

 

Waxaana maanta si rasmi ah loo bilaabay jidka dheer ee isku xira Airportka degmada Boosaaso iyo xarunta dowladda hoose kaasoo kamid ah jidadka ugu muhiimsan magaalada.

 

Jidkan ayaa waxaa horay dayactir balaaran ugu sameeyey dowladda hoose ee degmada iyadoo taageero dhaqaale ka heleysa 5-kamid ah hay’adaha samafalka ee caalamiga ah.

 

Magaalada Boosaaso oo ah magaalo marba marka danbeysa si aad ah usii fideysa waxaa dhinacyada ay aadka uga danbeyso kamid ah jidadka, maadaama ay wadooyinkeedu u badan yihiin kuwo raf ah cariiri badanina uu ka jiro.

 

Haseyeeshee howshan jidadka magaalada kuwooda ugu muhiimsan Laamiga lagu saarayo ayaa ah mid ay bulshadu si weyn usoo dhoweysey islamarkaana qayb weyn ka qaadanaysa horumarinta bilicda degmada iyo isu socodka dadka iyo gaadiidka.

 

Horseed Media

 

DSCN3240-640x480.jpg

DSCN3243-640x480.jpg

DSCN3249-640x480.jpg

DSCN3246-640x480.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this