Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

The reason why Barbaarta had a considerable support

Recommended Posts

Somalia   

What's remarkable is how people who were considered neglected minorities are speaking out and claiming lands.

 

Do you remember the Banadiri man claiming Mogadishu as his own, and that the Banadir state belongs to him, that is the remarkable thing, never could this have been done.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

All Somalis are majority and minority depending which area you look at and how many square kilometers you count in. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Kuwaan jago-doon.com waaye. Nadara ayaa loo haystaa iyo waxa taleefishin soo fariisiyey markii horeba! Labadooduba waxba isma dhaamaan, midna annagaa iska leh oo sida Yurub baan dadka u qaabili jirney buu ku doodayaa. Kan kalena khabiir baan ahay iyo Kornayl hore iyo weliba xagga amniga degaankana waan ka soo jeedaa oo waan ka shaqeeyey buu ku faanaya, tirada degmooyinkana wuu khalday.:D Intuu markii hore 5 degmo ku dooday buu haddana markii lagu qabtay 7 miyey ahayd dhahay.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

MMA - barbaarta didn't do anything to change this mentality - no one could speak out but it didn't mean people's perceptions or attitudes changed. The argument of these men is tired and old. All over the world people sort out the issue of governance through the ballot box. At the end it doesn't matter who the majority is or isn't - what matters is whether the majority is given the chance to elect whom they want.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The so-called expert and former colonel is the same guy that owns this website quracjomo.com and also the same guy that wrote this article: http://quracjomo.com/madaxweynaha-mgoboleedka-abweyn-state-oo-dowlada-kmg-ka-codsaday-in-caasimada-soomaliya-u-rartan-dhulaan-lakala-lahey-qarada-america/

 

Marka khabiirnimada laga sugayo nin sidaas u fikiraya is beyond me.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;841220 wrote:
And do pray tell, who are the 'neglected minorities?'

I am talking about people who were done bad in dagaaladii sokeeye, not that they are minorities in reality, but were considered so by others. Do you understand what I mean? Could this claim have been done before hand? It means stability is coming back, and we are now using not the gun, but simply history.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sabab kale:

 

Ciidanka DKMG oo boobay mucaawino loo waday dad dhibaataysan

 

Wararka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose laga helayo waxay sheegayaan maanta in ciidamo katirsan Dowlad dhac ay ugaysteen raashin mucaawina ah oo loo qaybin lahaa dadka danyarta ah.

 

Ciidamada Dowlada ayaa gawaaridaan oo katimid dhanka Muqdisho waxay kuleexsadeen gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose kuwaa oo ahaa labo gaari oo mucaawino saarnayd.

 

Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dhaca loogaystay mucaawinada loo waday dadka dhibaataysan ee kunool Shabeelaha Hoose.

 

Saraakiisha Dowlada Soomaaliya ee degmada Afgooye waxay sheegeen inay kudaba joogaan Ciidamadii leexsaday labada gaari ee cunada macaawinada waday.

 

Boobka ciidamadan katirsan Dowlada ay u gaysteen cunadaan ayaa waxay imaanaysaa xili qoysas badan ay gaajo iyo rafaad uu kuhaysto Shabeelaha Hoose.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Hawlo badanoo lagu taageero ay qabteen barbaarta, waxaana caawiyey kuwaan wuxuushta ah ee dadkii inay difaacaan la rabay hagardaameynaya!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this