Aaliyyah Posted June 11, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 11, 2012 Dagaal Ka Qarxay Deegaanka Sool joogto- Lasanod Online. Saturday, June 09, 2012 Buhoodle,(lasanod Online)- Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Buhoodle, ayaa sheegaya in jiida hore deegaanka Sool joogto uu ka qaraxay.. Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada maamulka Khaatumo iyo maleeshiyada maamulka Somalidiidka. Wararku waxay intaas ku darayaan in dagaalkani yahay mid xoogan islamarkaana gurxanka rasaasta waa weyn laga Maqlayo gudaha Magaalada Buuhoodle iyo Deegaano kale. Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada xaq u dirirka maamulka Khaatumo ee Dagaalka kula jira maleeshiyada Somalidiidka, ayaa sheegay In dagaalku yahay mid xoogan ayna weerarka soo qaadeen maleeshiyada Hargeysa.. Dagaalkan ayaa hada weli ka socda jiidaha hore , iyadoo laysu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan, ilaa hada lagama war hayo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkan. Kala socda Lasanod Online wixii kasoo kordha dagaalkan ka socda deegaanka Sool joogto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ugaas Ali Posted June 12, 2012 eedo saado cali does it again. :D :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaroweGal Posted June 12, 2012 Isn't it Ironic that this same Saado was only yesterday dancing to the tune of the one-clan secessionist against Siad Bare and today she is all of sudden for united Somalia. Spare me pleeeeease! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted June 12, 2012 Siad did not represent unity at the time. did he? It seems to me Saado has found new hobby for herself. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 12, 2012 Ms Garowe, sxb Saado yaga way tageertay oo way garabjoogtay markii la dulminayey oo dulmi marnaba ma tageerto, maantana way kasoo horjeesatay maanta oo ay yagii umad dulminayaaan.I don't think that is too hard to grasp. Dulmi diidow dulmi doon ha noqon ayeey horay Saado utidhi. Waa yaabe laascaanod iyo buuhodle maxa ka yaala Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted June 12, 2012 Tolow maxaa ba'as oo dersinimo wanaag ahayn ah baa ka yaal? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 12, 2012 Long live Buhoodle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 13, 2012 Xamar maxaa kaa yaala ? ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 3, 2012 warbixin:dagaalo goos goos ah oo xalay ka dhacay degaanka sooljoogto ee gobolka cayn Deegaanka Sool-joogto Oo katiran Gobolka CAYN ayaa degan Kadib markii Xalay uu dagaalka halkaa kudhex maray Ciidamo katirsan maamulka Khaatumo iyo Ciidanka Soomaalidiidka ,Dagaalkan oo ahaa mid Mudo kooban soconayay ayaa waxaa khasaare ba,an kasoogaadhay ciidamada sNM Ee iyagu kusoo duulay Deegnaada Khaatumo. Dagaalkasi aya ahaa,dagaalka looyaaqono ”Gorile War ”Kasoo ay qaadeen cutub kamid ah Ciidamada Khaatumo Ee Kusugan Jiidaha Ay isku hor fadhiyaan Ciidamada Khaatumo Iyo Kuwa somaliland. Mid kamid ah Saraakisha Hogaaminaysay Ciimada Maamulka Khaatumo ayaa Warbaahinta usheeegay usheegay Inay qaare aad uwayn ay Gaar siiyeen Ciidamada sida Gardarada ah ugu sooduulay Gobolada khaatumo. Sarkalgan ayaa sheegay inay gawadhi tikniko ah aykagubeen Ciidamada SNM ah,Sidoo kalena ay halkaa kaga dileen ciidamo badan ayna dhawac badan gaarsiyeen Cusbitaaladada Burco iyo Caynaba. Dagaalkan ayaa kuso beegmaya xili dhawaantan ciidamada Maamulada Puntland iyo SNM ay dhawaan werar kuqaadeen Magaalada Turakaraq Ee gobolka sool. Wixii ka soo baxa warraka danbe kaga bogo Insha Allah horufadhi.com@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 3, 2012 Dhib baahasto ninkii dad waalan deris la noqda.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 3, 2012 ^ walee waa runta. Laakin dhib ma leh ninki caqligiisa ku fahmi wayey in uu gurigiisa ku ekaato ma kolay guri kale hadiyad lugu siin? mayee, ninki laha ba difacanaya. Reer Khaatumo xaq bay ku taganyihiin. Gurigoodana ayeey difacanayan, marka ilaahay waa arka inay xaq ku taganyihiin oo wuu garab joogi. Walee dulmi ma waaro. Ya ku dhaha reer waqooyi galbeed dib isku noqda oo dulmiga kuwa hogaamiya u horseedayaan iska qabta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 3, 2012 Clashes like this happen all the time but some say the Militia from Buhoodle attacked the army because they wanted to proof that Xaglatoosiye didn't represent them. When he made peace with president Siilaanyo of Somaliland, it was just a desperate attack. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted July 3, 2012 A_Khadar;847891 wrote: Dhib baahasto ninkii dad waalan deris la noqda.. Dadkaas iska dayee xitaa riyahoodii ayaan wadada laga mari karin Bacaaaaaaaaac-daas ayuun bay hayaan! waa wax wada qaadiraysan... Quote Share this post Link to post Share on other sites