Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: Gudoomiyaha Maxakamadda oo dablay Hubaysani ku dhaawacday Hargeysa

Recommended Posts

Hargeysa(Waaheen) Dablay hubaysan oo aan ilaa iyo imika la aqoonsan ayaa saaka salaadii subax toogasho la beegsatay guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa C/rashiid Duraan

 

Sida ay Waaheen u xaqiijiyeen dad ka ag dhaw goobta lagu toogtay guddoomiyaha waxa ay sheegeen in ilaa tobaneeyo qof ay ahaayeen dadka fuliyay falka toogashada ah, isla markiibana ay ku baxsadeen laba gaadhi oo ay wateen.

 

Guddoomiyaha ayaa markii la tooganayay ka soo baxay masaajid gurigiisa oo ku yaala xaafadda New Hargeysa waxoogaa u jira, waxaanay xabadu ka haleeshay Qoorta hase yeeshee waxa soo gaadhay Dhaawac.

 

Waxa loola cararay cisbitaalka gaarka ah ee Gar-gaar halkaas oo lagu dawaynayo dhaawaciisa, waxaana goobta ilaalinaya Ciidamo aan ogolayn in la booqdo

 

Ilaa hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca xukuumadda oo sheegaya falkaasi cida fulisay, marka laga reebo baadhitaan ay Ciidamadda Baadhista Danbiyaddu wadaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is bad news, may Allah ease the pain of the man.

 

What's going on in Hargeisa nowadays? I hope this is not connected to the fight that caused the loss of many lives and the subsequent 17 death penalty passed by the court.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

This is how the anarchist work. Thhey cover their faces, and try to Assasinate of law and order officials. In the hope to create confusion, polarization and clashes between the people.

 

We have a common enemy, people need to realize that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this