Aaliyyah Posted June 10, 2012 http://waagacusub.com/news/11.06.12.1godob.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 10, 2012 Meel saldhig u ahayd qarankii Soomaaliya oo dadku at wada fiirsanayeen, dedaalna ugu wada jireen inay xukumaan including iyaga laftooda bay barbar-dhigayaan degaanno kale oo dalka ka mid ah. Waannu isku nimid waannu niri saan iyo bakhbakh meesha waa taal. Koofurta waa la wada waalay ee keligeed isma waalin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 10, 2012 Shabaab 2006 bay timi Somalia iyo Koonfurta Somalia..Maxamad xaashi Wuxu ka hadlayey sagaashanmeedyeedi dagaaladi warlordyada. Shabaab na maha reer ama qabiil ama qolo waxa ku jira afghansitan pakistan carab maraykan qabilkasta Alqaeda east Africa. Quote Share this post Link to post Share on other sites