Somalia Posted June 10, 2012 Mashallah, very good job! Keydmedia waxey Asbuuc kahor idiin soo Bandhigtay Warbixin tafaftiran oo ku Qoran 18 Bog, oo ka hadlaysa Lacagta soo gashay Dowladda KMG Sanadihii 2009-2010 iyo sida ay u Qarash gareysay Dowladdu. Liiskan halka ku Qoran waa qayb kamid aha inta lasoo Shaaciyey ilaa hadda oo ay soo bandhigeen (Somali Audit & Transparency Group) iyo (World Bank) oo la socdey dhaqdhaqaayada Madaxda xada hantida Qaranka. Keydmedia ayaa Xogtaan Heshay intii Caalamka loosoo Bandhigin Warbixintaan. Waa kuwaan Madaxda xaday Hantida Qaranka: 1. Sheikh Sharif Sheikh Axmad - Madaxweynaha Dowlada KMG ah - USD. 38,000,000 2. Shariif Xasan - Afhayeenka Baarlamaanka - USD. 37,000.000 3. Cumar Cabdirashiid Sharmaarke (Wasiirkii 1aad ee TFG-da) - USD. 3,000.000 4. Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo (Wasiirkii 1aad ee TFG-da) - USD. 1,800,000 5. Cabdiraxmaan Ibbi (Wasiir ku-xigeenka Wasiirka 1aad & Was. Kalluunisiga) - USD. 2,100,000 6. Muunye: Head of Itlian AID of FAI keeper of Somaalia Ships - USD. 13,00,000 7. Cabdiweli M. Cali Gaas (Wasiirka 1aad ee TFG-da) - USD. 648,000 8. Cabdikariim Jaamac (Was. Post & Telecommunication/Chief of Cabinet) - USD. 1,800.000 9. Cabdiraxmaan Cusmaan Jurile (Was. Postada & Isgaarsiinta/Italian AID FAI) - USD. 3,800,000 10. Cali Gedi (Was. 1aad ee Dawladdii Cabdullaahi Yuusuf Axmad) - USD. 9,000,000 11. Nuur Cadde (Was. 1aad ee Dawladdii Cabdullaahi Yuusuf and Safiira Som. Roma) - USD. 1,400,000 12. Cabdullaahi Yuusuf Axmad (Madaxweynihii hore ee Puntland) - USD. 340,000 13. Cabduraxmaan Faroole (Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland) - USD. 8,600,000 14. Cabdiqaasim Salaad Xasan (Madaxweynihii hore ee Soomaaliya) - USD. 6,600,000 15. Cali Mahdi Maxamad (Madaxweynihii hore ee Dawladdi ku-meelgaarka ahayd) - USD. 4,300,000 16. Daahir Tiyaale (Madaxweynihii hore ee Somaliland) - USD. 2,500,000 17. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) (Madaxweynaha Somaliland) - USD. 1,200,000 18. Maxamad Ibraahim Cigaal (Madaxweynihii hore ee Somaliland) - USD. 3,450,000 19. Cabduraxmaan Tuur (Madaxdii SNM Somaliland) - USD. 680,000 20. Maxamad Siyaad Barre (Madaxweynihii hore ee Soomalia) - USD. 1,400,000 21. Cabduraxmaan Jaamac Barre (Wasiirkii Arrimaha Dibadda ee Dawladdi Kacaanka) - USD. 3,500,000 22. Maxamad Sheikh Cusmaan (Wasiirkii Maaliyadda ee Dawladdii Kacaanka) - USD. 6,700,000 23. M M Guuleed (Guddoomiyihii hore ee Somali Airlines) - USD. 2,800,000 24. Cabdi Jiinow (Maareeyihii Dekedda Muqdisho) - USD. 2,200,000 25. Xuseen Guuleed (Wasiirka Maaliyada) - USD. 2,300,000 26. Cadde Muuse (Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland) - USD. 1,800,000 27. M M Culusow (Guddoomiyihii Bankiga Dhexe) - USD. 2,150,000 28. Cali Kaliif g+Galaydh (Wasiirkii 1ad ee Dawladdii Cabdiqaasim Salaad Xasan) - USD. 840,000 29. Axmad Sheikh Maxamuud (Safiir Dawladdii Kacaanka) - USD. 1,650,000 30 Maxamad Cali Xaamud (Wasiirkii Lacagta ee Dawladdi Kacaanka) - USD. 840,000 31. Maxamad Ibraahim Maxamad (Xaabsade) Wasirka Gaadiidka Cirka & Dhulka ee TFG - USD. 31,885* * Waa xog cusub oo aan weli losoo gudbin! Keydmedia.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 10, 2012 Somalia;840628 wrote: 31. Maxamad Ibraahim Maxamad (Xaabsade) Wasirka Gaadiidka Cirka & Dhulka ee TFG - USD. 31,885* I like the specificness of this figure right here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted June 10, 2012 poor Silaanyo. he is underpaid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted June 10, 2012 Farole should have bought some nice suits with that money, he is always wearing the same old one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ElPunto Posted June 10, 2012 What crap. Somalis blame qabiil and many other things for the state of the country. A new culprit should be added to the list. Absolutely useless crap garbage media and newspapers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 11, 2012 Guess who is missing? Lol....Liiskaan wax baa si ka ah, Cali Geeddi 9 millions ku lahaa. He is the biggest thief out of all. Where is his friend Prof. Aliyoow? Xuseen Caydiid? Xalane former TFG finance minister, the current one C/Nasir Garjeex, Maslax? Etc...lol Axmed Sh. Maxamud, illeen xoolo booli ah ma joogaan. $ 10.000 inay soo gashay ma mooddid! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted June 11, 2012 Somalia;840628 wrote: Mashallah, very good job! Keydmedia waxey Asbuuc kahor idiin soo Bandhigtay Warbixin tafaftiran oo ku Qoran 18 Bog, oo ka hadlaysa Lacagta soo gashay Dowladda KMG Sanadihii 2009-2010 i yo sida ay u Qarash gareysay Dowladdu. 18. Maxamad Ibraahim Cigaal (Madaxweynihii hore ee Somaliland) - USD. 3,450,000 19. Cabduraxmaan Tuur (Madaxdii SNM Somaliland) - USD. 680,000 20. Maxamad Siyaad Barre (Madaxweynihii hore ee Soomalia) - USD. 1,400,000 Keydmedia.net Iyagoo dhintayna miyay xadeen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 11, 2012 You've just killed the whole thing Wiil_Cusub Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted June 11, 2012 Lol@ iyagoo dhintay may xadeen? Waafake list ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 11, 2012 Wiil Cusub;840913 wrote: Iyagoo dhintayna miyay xadeen KeydMedia doing what it does best I guess. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 11, 2012 Stuff and nonsense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted June 11, 2012 There photoshop skills are pretty good I have to admit. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted June 11, 2012 Where is Riyaale in the list? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted June 12, 2012 Carafaat;841054 wrote: Where is Riyaale in the list? He got new name ( Tiyaale ) 16. Daahir Tiyaale (Madaxweynihii hore ee Somaliland) - USD. 2,500,000 Quote Share this post Link to post Share on other sites