Sign in to follow this  
Carafaat

Nin Iyo Naag Isku-Dhagay Xili Ay Gogol-Dhaaf Xaaraan Ah Sameynayeen (Daawo Mucjisada Dhacday )

Recommended Posts

Carafaat   

Daawo Dhacdo Yaab badan iyo Fadeexo “Nin Iyo Naag oo Gogol Dhaaf Sameenayay oo isku Dhagay iyo Mucjisadaan oo Dad Badan ku soo Baxay

 

 

Dhacdo foolxumo iyo ceeb tii ugu xumeyd abid uguna yaabka badneyd ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday magaalada Nairobi ee dalkaas Kenya ka dib markii haweeney la qabo oo qiyaaneysay ninkeeda ay la kulantey ceeb iyo fadeexo qabsata qof tii ugu darneyd abid.

 

Haweeneydaan la qabey oo ahayd qof qaraabato ayaa hab dhaqankeeda waxaa ka shakiyey ninkeeda taas oo keentay inuu ninkaas uu la xiriiro qolooyinka ku xeel dheer sixirka kuwaas oo u soo sameeyey alaab gooni ah oo ku ogaan karo ama kula socon karo xaaskiisa, hadaba markii ay haweeneydaan qiyaaneysay ninkeeda ay isku daydey inay la tumato nin kale ayaa waxaa dhacday inay naagtaas iyo ninkii la tumanaayey ay isku dhegeen xilli ay ku gudo jireen howshii sariirta taas oo keentay in la kala fujin waayey, iyadoona ay arintaas soo jiidatey shacab badan oo maqley arinka dhacay, booliiska oo soo gaarey goobtaas ayaa sidoo kale ku guul dareystay inay kala fujiyaan ninkaas iyo naagta xaaraanta isku heystey, laakiin wadahadalo dheer ka dib ayaa waxaa uu ninkii naagta la qabo la raaxeysanaayey uu balan qaaday inuu bixinaayo lacag gaareyso ilaa iyo 20.000 oo shilinka Kenya oo ah magdhow iyadoona uu ninkii qabay xaaskana uu aqbalay arintaas intaas ka dibna waxaa loo yeeray wadaad wax ku aqriyey lamaanihii siku dhegenaa halkaas oo ayna ku kala fuqeen ninkii iyo naagtii qiyaanooleyda ahayd ee ninkeeda qiyaaneysay.

 

Ugu dambeyntiina iyadoo arintaan ay tahay mid si aad iyo aad ah loola yaabo ayaa waxay dad badan is weydiin karaa sida ay ku dhacday arintaas, dad badan oo ku sugnaa goobtaas ayaa arintaas waxay ku noqotey cajiib iyadoona ay arintaas dadka badankiis ku ahayd wax ku cusub qaar ka mid ah dadkii goobtaas soo gaarey ayaa sheegay inay maqli jireen sheekooyinkaas oo aysana aamini jirin laakiin hada wixii ka dambeeya ay fikrad kale ku abuurtey waxa ay indhahoodu arkreen sidoo kale ayaa tani waxay digniin u tahay raga ka qaraabta haweenka la qabo oo ay dhici karta inay ceebtaan oo kale la kulmaan.

 

Daawo Ninkii iyo Naagtii Xaaraanta isku fuulayey oo isku-dhagay:

 

http://www.youtube.com/verify_age?next_url=/watch%3Ffeature%3Dplayer_embedded%26v%3Dmh470kqIVn s" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this