Somalia Posted June 10, 2012 Very sad story Bil ka hor waxaan soo daabacnay mowduuc ku saabsan hooyo Swedish ah oo lagu magacaabo Connie Mauritzon kuna nool Stockholm oo sheegtay in aabe Soomaali ah uu gabadheeda ka afduubtay lana aaday Magaaladda Hargeysa ee Somaliland,waxaana Email ay noo soo dirtay Mrs Connie ugu mahad-celisay Shacabkamedia oo qeyb lixaad leh ka qeyb-qaatay baafinta gabadheeda uu la baxsaday ninkeeda oo Soomaali asal-ahaan ka soo jeedo,waxayna nagu wargelisay inay joojisay dacwadii ay markii hore ninkeeda ku soo oogtay,kadib markii ay si hoose u heshiisyeen inay is-cafiyaan,waxayna nooo cadeysay inay ka noqotay dawcadii aan ka codsanay inay ka noqoto,hadii ay dooneyso inaan garteeda u bandhigno wiil ay ilmo-adeer yihiin ninka gabadha kala baxsaday oo runtii aan uga mahadcelinayno sidii uu nooga ajiibay inuu dhex-dhexaadiyo hooyadan iyo Aabahan wax tabanayey oo iminka feylkii dacwadiisa ay xirtay Dumaashideen Connie Mouritzon oo taladii Shacabkamedia qaadatay. http://www.shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=6721:waan-helay-gabadhaydii-caaishohooyadii-iswidhishka-aheyd-ee-gabadheeda-laga-afduubtay-oo-shaacbkamedia-la-soo-xiriirtay&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 10, 2012 Very bad u can never steal a child from his or her Mother. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted June 10, 2012 What Is Wrong With Shacabka Media :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites