Liibaan Posted June 15, 2012 Xaflad Casho Sharaf ee Jaaliyada KHaatumo u Sameesay Maamul-Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia ee Kusugan Dalka UAE, Prof Cali KHaliif Iyo MadaxWeynihii Hore ee KHaatumo/SSC State Dr. XaglaToosiye {Dawasho wacan Sawiro} Magaalada Abu Dhabi, Imaaraadka UAE ad casho sharaf ah oo aad u balaaran ayaa ka dhacday dalka isku taga Imaraadka carabta gaar ahaan magaalada (Dubai), xafladaas waxaa soo qaban qaabiyey Safiya Axmed Moxammad , Hoyadeed Barni Axmad Cumar iyo Dumar kasoo jeeda beesha maamulka Khaatumo state of Somalia. Xafladaas ayaa lagu martiqaaday madaxdii sare ee Khaatumo iyo wax garad kasoo jeeda beesha Khaatumo state ee Kunool dalka Imaraadka carabta gaar ahaan magalaada Dubai. Masuuliinta kasoo qeeb galay xaflada ayaa kamid ah Pro: Cali Khaliif Galeydh )Gudida G10 ee khaatumo Satet of Somaliya) Pro:Sulayman Ciisa axmad Xagla toosiya(Gidoomiyihii Hore ee SSC) Cali xaaji Cige Gudida (G10 Khaatumo state of somalia) Maxamad Cumar Tacabir (Gudoomiyaha Khaatumo ee u Fadhiya Dalka UAE ) Waxaa kasoo qeyb galay wax garadka iyo tujaarta kasoo jeeda Maamulka Khaatumo saatet . Xafladaas ayaa ka muuqatay xaflad aad u farxad badan dhanka kale dadka kasoo qeyb galay xafladaas ayaa muujiyey garab istaaga mamulkooda iyo madaxdooda kuna muujiyey goobtaas iney diyaar uyihiin iney uhuraan naftooda iyo maalkooda mamulkooda Khaatumo satet of Somalia Xafladaas ayaa furtay Safiyah Cabdi Mohammed oo ah gabadhii soo qaban qaabisay xafladan iyada iyo hooyo Barni axmad Cumar oo ku soo dhawayey martida iskugu timid xafladaas. Waxaa kaloo ka hadlay xafladaas Pro:Cali khaliif Galeydh oo ku sheegay dumarka reer khaatumo dumar wax qabad leh markastana ugu horeya wax qabadka iyo horomarka . Isagoo hadalkiisa halkaa kasii watay ayuu sheegay in khaatumo state of somaliya marnaba dagaal ayna u horseedin dadka dariska ah ama maamulada dariska la’ah . Khaatumo waxey ilaalinaysaa nabada iyo hora marka shacabkeeda laakin diyaar ayey u tahay khaatumo iney is difaacdo hadii lagu soo duulo. Waxaa kaloo ka hadlay Pro Suleyman Ciise (Xagla toosiye) isaguna waxa uu mahad celin ujeediyey dumarka khaatumo meelkasta kunool waxa uuna sheegay in dumarka marwalba door ka qaataan ineey mamulkooda meel sare gaaro una jeediyey mahad celin gaar ah ujeediyey dumarkii soo qaban qaabeyey xafladaas cashada ah . Xafladaas ayaa ku dhamaatay si farxad badan oo dhamaan kamuuqatay farxad iyo niyad dhisan . Horufadhi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 15, 2012 Mudane Cali Xaaji Cige, Golaha Sare G10 - KHaatumo State Of SOmalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 15, 2012 Col Maxamed Tacabir, Gudoomiyaha Jaaliyada KHaatumo State Of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 15, 2012 Prof. Cali KHaliif Galeydh Iyo Cali Xaaji Cige, Golaha Sare G10 - Maamul-Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 15, 2012 Soo Dhoweyntii Prof Cali KHaliif Galeydh, MadaxWeynihii Hore KHaatumo/SSC State Dr. Sulieman XaglaToosiye, Iyo Gudoomiya Jaaliyada KHaatumo State Col. Maxamed Tacabir Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 15, 2012 Soo Dhoweyntii Prof Cali KHaliif Galeydh, MadaxWeynihii Hore KHaatumo/SSC State Dr. Sulieman XaglaToosiye, Iyo Gudoomiya Jaaliyada KHaatumo State Col. Maxamed Tacabir Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 15, 2012 MadaxWeynihii Hore KHaatumo/SSC State Dr. Sulieman XaglaToosiye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 22, 2012 http://youtu.be/ma4CipV2F4Y" frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO:June2012 SooDhoweyntii Prof Cali Khaliif &Dr. XaglaToosiye Jaaliyada KHatumoState ImaraadkaUAE Quote Share this post Link to post Share on other sites