Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO:Madaxweynaha KHatumoState Oo Kormeer Ku Tegay Duleedka LasAnod Higlada,Tukaraq Yoocada +Pics

Recommended Posts

Liibaan   

Madaxwaynaha Maamulka KHaatumo State Of Somalia Mudane Axmed Cilmi Cisman Iyo Golaha Wasiirada oo Kormeer Ku Tegay Jiidaha Higlada iyo Yoocada

 

NugaalMedia.com

 

Wafti uu hogaaminayo Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Axmed Cilmi Cismaan iyo galaha wasiirda ayaa maanta kormeer ku tegay labada jiidoood ee ay ku sugan yihiin ciidamada Maamulka Khaatumo.

 

Ugu horayntii Madaxwaynu wuxuu kormayrkiisa ku soo maray jiida hore ee Higlada iyo jiida bari ee Yoocada halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamada Maamulka Khaatumo iyadoo beryihiii u denbeeyey ay ka socdeen Magaalada Garoowe xisado ciidan ururis oo uu wado Maamulka Faroole isla markaana ay ku doonayaan faragelin ay ku samayaan Maamulka Khaatumo.

 

Dhinac kale Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karash) ayaa ugu baaqay shacabka Gobolda Bari in ay ka fiirsadan dhibta uu ku wado Faroole Gobolada Maamulka Khaatumo, Madaxwaynuhu isaga oo hadalkiisa sii wata wuxuu yidhi shacabka Gobolda Bari iyo shacabka Gobolda SSC in ay yihiin dad walaalo ah aanayna u baahnayn wax dhib kala dhex dhiga.

 

 

H1280009.jpg

H1280003.jpg

H1140032.jpg

H1280029.jpg

H1130001.jpg

H1280025.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Garowe(Pi) Xaalada Magaalada Tukaraq ayaa saaka degan ka dib Markii is xabadey ka dhacdey saaka, halkaasoo ay gaareen ciidan ka tirsan Ciidanka Amaanka Puntland, labo cisho ka hor ayaa shaqaaqo ka dhacdey Kastamka magaalada ka dib markii ay weerar kusoo qaadeen Maleeshiyo hubeysan.

Ciidamada Amaanka Puntland oo Xalay gaarey deegaanka si ay ukala dhexgalaan labada koxood ee Dagaalku dhex marey ayaa la kulmey xabadeyn iyo handadaad, lakiin waxay Ciidanku ku guuleysteen iney dajiyaan xaalada.

 

Warar aan ka helney Taliska Ciidanka Amaanka Puntland ayaa Puntlandi uxaqiijiyey in Magaaladu ay iminka degant tahay.

 

Wixii soo kordha xaalada Tuka raq kala soco Pi.

 

Puntlandi.com

Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this