Aaliyyah Posted June 7, 2012 Lasanod Onine. Wednesday, June 06, 2012 Nairobi,(KHAJA)- Kadib wadatashi ay yeesheen inta badan xubnaha Suxufiyiinta Khaatumo ee ku kala dhaqan dalka gudihiisa iyo debediisa. Kadib markii aan si qotodheer u dhagaystay talooyinka wax ku oolka ah ee ay soojeediyeen suxufiyiinta ku dhaqan dalka Gudihiisa iyo weliba Qaraadaha aduunka. Waxaan xeeriyay isla markaana magacaabay Gudiyadii iyo xubnihii ka shaqaynlahaa hawl maalmeedka ururweynaha Khaatumo Journalists Association,{KHAJA}. Kuwaaso dhaqan galaya isla maalinta la saxeexo. Gudiyadani sida muuqata waxay u kala baxayaan Golayaasha wakiilada dalka gudihiisii iyo qaaradaha iyo weliba golaha hawl maalmeedka ee fulinta. Wakiilada Gobolada Khaatumo State of Somalia. Wakiilka Gobolka Sanaag: C/Risaaq Xaaji Axmed{Tukuboragax}. Wakiilka Gobolka Sool: C/Rashiid Caydiid. Wakiilka Gobolka Cayn: Axmed Abdulqaadir Jabaan,{Darwiish}. Wakiilada Qaaradaha: Europe: Ismaaciil Ibraahim Ducaalle {Aftaag}. USA: Axmed Laari. Canada: C/Risaaq Yusuf Hindi. Waqooyi barri Kenya: Maxamuud Cabdi Tuulo. Golaha Fulinta hawlmaalmeedka. C/Raxmaan Cumar Cabdi ,{Xoghayaha} C/Wahaab Maxamed Cabdi,{ Isku xidhaha Ururka}. Maxamed Xassan Maxamed{Madaxa tabarada iyo Xidhiidhka Hay’adaha}. Axmed Abdullaahi Xiiray,{Madaxa Maaliyada ururka}. Abdullaahi Qalinlle Xuseen,{Madaxa Wacyigelinta}. Wareegtadani waxay dhaqangalaysaa marka Gudoomiyaha Ururku Saxeeo wuxuuna saxeexay manta oo bishu ku began tahay 5/6/2012. Waxaa si xushmadleh aan uga codsanayaa dhamaan Suxufiyiinta Khaatumo meelkastoo ay jogaan inay si niyad furnaan iyo is garabsi ah ula shaqeeyaan mas’uuuliyiintaas. Si loo gaadho himilooyinka la tiigsanayo. Gudoomiyaha Ururka KHAJA: Suleiman Maxamuud Xaashi Dheere. Contact: KhaatumoJa@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites