Sign in to follow this  
MoonLight1

Net closing on Kismayo.

Recommended Posts

Ciidamada huwanta oo Kismaayo u jirsaday 75-KM iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo cabsi ka taagan

Ciidamada huwanta ee is garabsanaya ayaa shalay gelinkii dambe gaaray deegaanka Biibi oo qiyaastii Afmadow u jira ilaa 45-KM, iyadoo tallaabadii u horeysay Ciidamadan u qaadeen dhinaca Kismaayo.

Sida ay sheegayaan wararka Ciidamada Kenya oo wehlinaya kuwa dowladda iyo Raaskambooni ay dagaalo kooban kula galeen deegaanka Biibi dagaalyahano ka tirsan Shabaab, waxaana markii dambe la wareegay deegaankaas Ciidamadan is garabsanaya.

Wararka aanu ka heleyno Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xiisad dagaal laga dareemayo iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan, iyadoo xaalada magaalada ay tahay mid kacsan, markii abaabul xoogan ka bilowdeen daafaha magaalada.

Dagaalyahanada Shabaab ayaa isku uruursanaya deegaanada Birta Dheer iyo Janaay Cabdalla, halkaasoo gaadiid dagaal oo ka baxay Kismaayo ay gaareen.

Afhayeenka Ciidamada Milateriga Kenya Col. Cyrus Oguna ayaa sheegay in tallaabada koowaad ee deegaanka Biibi kadib ay xigto deegaanada kale ee ku dhow dhow magaalada Kismaayo.

Wasaarada Gaashaandhiga Kenya ayaa war dhowaan ka soo baxday ku sheegtay inay ka hor bisha Agosto la wareegi doonto Magaalada Kismaayo oo ah magaalo istiraatiiji ah.

Kismaayo oo ah Caasimada saddexaad ee Soomaaliya waa magaalo istiraatiiji ah oo saddexdii sano ee u dambeeyay ku xooganaayeen Xarakada Shabaab, waana magaalo dhaqaalaha ugu badan ka soo galo Shabaab.

jowhar.com

Share this post

Link to post
Share on other sites
Haatu   

These Kenyans need to hurry. The Kismayo issue is still waiting to be resolved and that can only happen when these terrorists are gone.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Even if Alshabaab is removed the rival clans will do everything to fill the vacuum the aftermath after the removal of Shabaab will be the most interesting part Sharif wants to rule Kismayo from Mogadishu perhaps using Sierra leone troops they are on their way. We also have the Ras kambooni militia controlled by Ahmed blackie today they are allied to the TFG, but when sharif reveals his plans for the juba regions things will drastically change.Afmadow dhooblay are tribal homelands of Ahmed Blackie and his clan, every one will race towards Kismayo and try to capture it Azania state jubalandstate jubaras state and the TFG.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;839284 wrote:

and don't forget Col Hiiraale and his militia from Gedo and Caabudwaaq who will jump to every opportunity to claim Kismayo, you also have the beesha afraad or D!gil & M!rifle who want to establish a maamul goboleed with 6 regions including Kismayo, and finaly you have Morgan boys and Caanoole militia who are fighting under Madoobe now, but will they continue to be so after Kismayo falls or will they claim piece of the cake. Kismayo issue is a time bomb for the government and it will be interesting to see how Gaas & Shariif resolve it. After Muqdisho, Kismayo and Galkacyo are the most troubled cities in Somalia and solving them will definitely bring long term stability.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Adeeg Alla! ;)

Moonlight, Bro. Haddii Kismaayo Biibi u jirto 75 km, Afmadowna Biibi 45 u jirto, waxa soo haray 30 km, sax?. Bal ku noqo xisaabta! ;)

Ps. Is that what you call net closing?.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Maaddeey;839310 wrote:
Adeeg Alla!
;)

Moonlight, Bro. Haddii Kismaayo Biibi u jirto 75 km, Afmadowna Biibi 45 u jirto, waxa soo haray 30 km, sax?. Bal ku noqo xisaabta!
;)

Ps. Is that what you call net closing?.

Maadeey, horta welcome back bro, we were worried for you're well being. To be honest I don't know the geographical distances of the area, but one thing is for sure, Alshabaab are on the retreat, you will have to admit that unless you are M.Said Saxaf aka comical Ali who was saying "I can assure you, there are no American tanks in Baghdad" while the cameras were filming otherwise in his background. They might be 75 or 750km from Kismayo, but Alshabab already lost the war.

Share this post

Link to post
Share on other sites

MoonLight1;839311 wrote:
and don't forget Col Hiiraale and his militia from Gedo and Caabudwaaq who will jump to every opportunity to claim Kismayo, you also have the beesha afraad or D!gil & M!rifle who want to establish a maamul goboleed with 6 regions including Kismayo, and finaly you have Morgan boys and Caanoole militia who are fighting under Madoobe now, but will they continue to be so after Kismayo falls or will they claim piece of the cake. Kismayo issue is a time bomb for the government and it will be interesting to see how Gaas & Shariif resolve it. After Muqdisho, Kismayo and Galkacyo are the most troubled cities in Somalia and solving them will definitely bring long term stability.

Yes barre hiiraale and his crew are actually divided we have ducaale leading the Jubaland faction and than we have Barre hiiraale leading his own faction not sure if they will unite., Canoole and his 25 men allied themselves with Ahmed Madoobe.They can't solve it i don't think sharif can solve Kismayo unless Amisom troops run the city till he comes with a solution. Galkacyo waba meel sahlan tan Kismayo wa a whole different case.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

:)

Moonlight, thanks for ur concern, horta. ujeedkayga sxb waxa lee waaye sidan:

1) Haddii juqraafiga & xisaabtu kaa qaldantahay, cinwaanka & thread-kagaba waa gubtay!

2) Haddii sanad ama ka badan Amisom meesha ay hadda joogaan dhowr KM u jireen, maxaa hadda news ka dhigay?, fahantu? :D

3)........ (ma sii wadaa?).

4)........ (mase waa iska dhaafaa, oo iska key laaluushee?) :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Maaddeey;839315 wrote:
:)

Moonlight, thanks for ur concern, horta. ujeedkayga sxb waxa lee waaye sidan:

1) Haddii juqraafiga & xisaabtu kaa qaldantahay, cinwaanka & thread-kagaba waa gubtay!

2) Haddii sanad ama ka badan Amisom meesha ay hadda joogaan dhowr KM u jireen, maxaa hadda
news
ka dhigay?, fahantu?
:D

3)........ (ma sii wadaa?).

4)........ (mase waa iska dhaafaa, oo iska key laaluushee?)
:D

5) .... Sii wad.;)

Horta ogow the thread is a news from a well known website I can not authenticate whether its true or false, secondly, I told you it doesn't matter if they are 750 or 75 km from Kismayo the war is already lost by the youth. I think the Kenyans might not be able to subdue Kismayo alone since its the economical hub of the Youth and will fight to the last man, but my prediction is with the help of AMISOM from the north (already preparing to move south from Afgoye) and the Ethiopians who I believe will assault the region from the west coming down from Gedo and mid jubba regions.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

6) Waa isku soo dhacnay, hadda! :D

Lakin, sheekadu waxay u egtahay Diinkii Dhaanshay!. Naga soo gaba-gabaeey, Billaahi Calayk.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this