Jacaylbaro Posted June 6, 2012 Waxa la yidhi nin ayaa gabadh la sheekaystay markaasay ku tidhi waar aniga ninkaan guursanayaa waa inuu calaamadahan lahaadaa: nin dheer, cas,timo jilicsan,baabuur leh, lacag leh,guri leh,naxariisbadan, qurux badan, dabeecad fiican ,, blah blah blah Ninkii intuu iska dhaqaaqay ayuu yidhi "inaadeer kaa markaad aragto iisoo sheeg anaaba guursanayeee" . . . Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted June 6, 2012 a typical reer hargeysa dude. Wax lagu daha ku waso kale....u got it babe...its me! U write her a fake check, till her to deposite it one week from now, then u rock that boat till u reach the next island. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted June 6, 2012 ^sigh* Jac, waa runtisaa - the girl is unrealistic, been be ii suu shegtee - like Rudy said, she deserve mid been badaan, as most Somali girls think like that only to be married to liars, lazy so and so's and worse more mid oo principle leheen.. Ninku waa runtisaa hadhaa kaa aragtiid ii soo sheeg ana gursanii laha..looooooooool, astagfirullah. indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted June 6, 2012 Dee waa runtii muxuu sameeyaa, bal halkay taagan tahay eeg!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted June 6, 2012 Lolz Ey Cad Maxey Ugu Dari Weyday ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 6, 2012 Heh. Reminds me of the silly man that asked a wadaad; "wadaad, hadaan falasteen xurayno, dumarkooda ma la siixan karna?" The angry wadaad replied "hadaad falasteen xuraysid, anigaad ila siixan karta". Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted June 6, 2012 ^^ Istakhfuranllaah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 6, 2012 Lol this girl must be my lost twin..laakin diinti bay halmaamtay Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 6, 2012 hahah lool@ JB and Ngonge, walahi Reer Waqooyiga dad cajaaib waaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted June 7, 2012 NGONGE;839269 wrote: The angry wadaad replied "hadaad falasteen xuraysid, anigaad ila siixan karta". Thats a gay wadaad!! Xaji....if i xuree P-town...i amna have 72 xariims 4 sure. Imagine how many dudes failed this operation!! That would make me #1 Alfa, hence, a long xariimos line at my door. I will probably have a sticker on my door that says....No more xalimoos allowed...only xariims can ring the door bell!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 10, 2012 Thats a gay wadaad! Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted June 10, 2012 What Ab't If You Xorey Somalia Yaa Rudy Quote Share this post Link to post Share on other sites