Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland President Ahmed Siilanyo receives all provincial governors of the country+PICS

Recommended Posts

Madaxweyne Siilaanyo oo kulan la yeeshay Badhasaabadda dalka

June 5th, 2012

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan la yeeshay badhasaabadda goboladda dalka.

 

Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxaanu u dhignaa sidan:-

 

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka oo Dhan.

 

kulan oo ay ujeedadiisu tahay is xog-warsi iyo dar-dar gelinta Hawsha Qaran ee ay u xilsaaran yihiin.

Waxa madaxweynaha kulankan ku wehelinaayey wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Mudane, Maxamed Nuur Caraale (Duur) iyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyada JSL, Mudane, Cabdicasiis Muxumed Samaale.

Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalku waxa ay ka warbixiyeen xaaladaha nabad-gelyada, Maamulka, iyo Kuwa ijtimaaciga ah ee Gobolada ay madaxda ka yihiin.

<

Warbixintaa dheer ka dib waxa uu madaxweynuhu badhasaabada dalka iyo wasaaradda Daakhligaba ku amaanay Doorka ay ku leeyihiin hawlaha ay qaranka u hayaan iyo xil-gudashadoodaba, Madaxweynuhu waxa uu madaxdaas ku adkeeyey inay sii laban-laabaan adkaynta nabad-gelyada iyo feejignaanta ay kaga hortegayaan cid kasta oo wax u dhimi karta qaranka JSL.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

badhasaabadda.jpg

 

Waryee xaaji, Waqooyi Galbeed 5 gobol baan ku ogaa ee waamaxay waxan tirada badan.

 

Which one is the governor of Maqaaxida inanta?

Share this post


Link to post
Share on other sites

There are about 12 regions in Somaliland now, Maqaaxida inanta its a village under Maroodijeex

 

1Selel

2Awdal

3Gabiley

4Saaxil

5Maroodijeex

6Togdheer

7oodweyne

8Sanaag

9Hawd

10saraar

11Sool

12 Buhoodle

 

 

Wakhtigi wu is badalay saaxib

Xiligi 1960 laba gobol bay ahayd Somaliland

Xiligi dawladi Siad bare waxay ahayd 5 Gobol

Xiligi Dawladi ina cigaal 6 Gobol

Maantana 12

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;838676 wrote:
There are about 12 regions in Somaliland now, Maqaaxida inanta its a village under Maroodijeex

 

1Selel

2Awdal

3Gabiley

4Saaxil

5Maroodijeex

6Togdheer

7oodweyne

8Sanaag

9Hawd

10saraar

11Sool

12 Buhoodle

 

 

Wakhtigi wu is badalay saaxib

Xiligi 1960 laba gobol bay ahayd Somaliland

Xiligi dawladi Siad bare waxay ahayd 5 Gobol

Xiligi Dawladi ina cigaal 6 Gobol

Maantana 12

oh, you forgot Daad-Mareen, mise adiga habarta daad mareen dagta baad ku kacsantahay.

if we keep on that rate, by the 2020 we will have 122 regions, one of them will be called Gobolka Xaaji Xunjuf.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland: President asks Regional Governors to enhance Security

 

Tuesday, 05 June 2012 20:45

 

HARGEISA (Somalilandsun) – President Silanyo has asked regional governors to maintain prevalent security and peaceful co-existence in their respective domains.

H.E President Silanyo urged security enhancement during a meeting he held with all regional governors at the presidency where he also commended them on development activities undertaken so far.

According to a press statement released by presidential spokesperson Abdilahi Ukuse, 12 regional governors briefed the president prevalent situations in their respective regions as pertains to administration, security , commercial, social and development issues. The 12 who attended the briefing were from Sanaag, Sool, Toghdeer, Odweyne, Badhan, Sahil, Sarar, Marodi jeeh, Hawd, Gabile, Awdal & Salal regions.

In the meeting also attended by interior minister Hon Mohamed Duur Arale and Finance Minister Hon Abdiaziz Muhumed Samale, President Silanyo said it was imperative for Somalilanders in all corners of the country to be availed proper public services.

The president further praised the conducive working relationship that exists between the regional bosses and cabinet ministers. He termed the working partnership as the seed that will germinate national development, cohesiveness and poverty eradication.

This is the first such meeting between the president and all his regional representatives

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this