Sign in to follow this  
burahadeer

Reviving somali names..

Recommended Posts

Aaliyyah   

Blessed lol@ ana ka magac qurxoon. waa runtaa Showqi waad ka magac qurxoontahay. Magac kale wa inuu so gata oo xoga casri ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

GIRLS

 

1. Istahil

2. Ulasan

3. Arda

4. Hargeisa

5. Imbiya

6. Arawelo

7. Tawlan

8. Ashkiro

9. Aragsan

10. Ladan

11. Sagal

12. Ilwad

13. Filsan

14. Shimbiro

15. Warsan

16. Idil

17. Hodan

18. Nasteexo

19. Ubax

20. Kinsi

21. Magool

22. Waris

23. Barwaaqo

24. Deeqo.

25. Qalanjo

 

BOYS

 

1. Abshir

2. Mahad

3. Kenadiid

4. Raamsade

5. Hanad

6. Shirwa

7. Mattan

8. Kaahin

9. Dalmar

10. Samatar

11. Sharmarke

12. Kaynaan

13. Bootan

14. Shire

15. Hadrawi

16. Baashi

17. Guleed

18. Aideed

19. Warsame

20. Dahir

21. Boqor

22. Waranle

23. Guul

24. Guray

25. Absameh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Hargeisa is a beautiful feminine name, and I would definitely propose that name if Allah (swt) ever blesses me with a daughter.

Share this post


Link to post
Share on other sites

burahadeer;838714 wrote:
think haweeya come from arabic word(hawaa=air)

the meaning of "haweeya" in somali is "she took my breath away,ofc of beauty)

You are taking too much liberty to translate and interpret wax aadan ogeyn. Afsoomaaligaaga is not that advanced ee marka jooji attributing magacyada Soomaaliyeed to others. Mar aad dhahdid Haweeye waa Carabi iyo Kaahin waa magac Yahuud.

 

Kaahin meesha uu kasoo jeedo ma ogtahay horta. And do you also know Kaahin also shares same root with other names like Kaaho, Kaahiye. Kaahin, Kaaho iyo Kaahiye waa magac Soomaaliyeed. Micnahoodana one of the large stars the the sky waaye. Or something to do with galaxies.

 

Haweeyana waa magac Soomaaliyeed. Don't just assume if a Soomaali name shares a few letters with a foreign word, then the Soomaali name must be foreign. That is not a good assumption, especially if you lack to understand Afsoomaaliga.

 

Again, magacyada Soomaaliyeed boqol iyo ka badan wey gaaraayaan ee Soomaalida ayaa ogeyn. Heck, no one even touched the names like Ayaanle, Qorane, Shidane, Kaafi, Kaafiye, Kaafiso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

burahadeer;838721 wrote:
can you tell the meaning of BAAR(old somali women's name).Actually seen one old women in her 80s by that name.

 

I challenge you with this one.

Baar=Tip, Pointed end of something... Example Isha baarkeeda. Magacyada Somaliga ee Baar la socdo waxaa ka mid ah Baarleex(wiil) Baarliin(gabar); Baar+liin. Liintii fruit aheyd hadde maaha ee waa color (cream ama off white ah). Dadku Baarliin waxay ku khaldaan in tii Magaalada German ahayd tahay. Burahadeer iyo Coofle intaa maxaa ka sax ah?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gheelle.T;838839 wrote:
Baar=Tip, Pointed end of something... Example Isha baarkeeda. Magacyada Somaliga ee Baar la socdo waxaa ka mid ah Baarleex(wiil) Baarliin(gabar); Baar+liin. Liintii fruit aheyd hadde maaha ee waa color (cream ama off white ah). Dadku Baarliin waxay ku khaldaan in tii Magaalada German ahayd tahay. Burahadeer iyo Coofle intaa maxaa ka sax ah?

Baar waa magaca hooyadey. What a unique name that fits her well. Qof kale Baar la dhaho wali ma arkin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
faarah22   

OK. so with all these beautiful somali names why the heck am i hearing zubayr, abdullahi, mohamed, abdi(i can't stand this one), ali etc. somalis please have some imagination and self belief in the goodness of our culture when naming your babies. my favorite names are these three( barre, bile iyo shabeelle).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this