burahadeer Posted June 5, 2012 We lost our somali names, it's really a shame...named all my children somali. Now let us see if we can get even 50 names for men & women each. That's how dire the situation is. I.e MEN. buraale, warfa Women calowla, sareedo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 5, 2012 Haddee gabar ii dhalato, Eebbe ha idmee, magacaa u bixinaayo waa Libin. Haddee mid kale dhalatana waa Siman. With the xaas' permission, of course. Aad iyo aad ugu helaa magacyadaas, though. Dumarka: Libin, Siman Ragga: Looyaan iyo Sooyaan. Nice sounding mataano names. Or if it is mixed mataano, like Ladan iyo Ladane. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 5, 2012 Qawdhan Abdi Yalaxow Culusow Hurre Muuday Barkhad Shuuriye Deyr Abshir Geele Cawad Liibaan Qamaan Farax Guray Ducaale cabane Xujaale Cige Galaydh Shire Cigaal Gahayr Caydiid keenadiid Samatar Godane Jimcaale Xandule Magan karinaye Guleed Diiriye Sugulle Caynaashe Xirsi dhamal Xildiid haybe Ganey Hare Turwa Xamud Dumarka Cosob Cibaado Cawrala dhagdheer xalimo xadiya ardo idil Barako Ayaan hibo kaltuun Dhuubo Shuun Batuulo beerlula Kinsi weris Shukri Kowsar Fiigsan Hufan ceebla cadar Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted June 5, 2012 these r all arabic XX. abdi,jimcaale(friday),xirsi(hirsi),haybe,hibo(hiba),cibaado,xalimo,barako,kaltun,kinzi,shukri,cadar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 5, 2012 Xirsi, Heybe iyo Kinsi ma'aha magac Carbeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted June 5, 2012 Women....gelo, samawada,sureer,saredo,sagal,ayaan,hibaaq,haweeya,hodan Men.......samater,sugal,bile,dhimbiil Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted June 5, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;838421 wrote: Xirsi, Heybe iyo Kinsi ma'aha magac Carbeed. I think they are. hirsi=Al hirs Haybe,hibo=hiba(sharaf in somali Kinzi= am not sure. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted June 5, 2012 Girls.. Bilan, Dahabo, Cawrala, Hoodo, Haboon, Sagal, Suuban, Saluugla, Idil, Ayaan, Kiin, Koos, Badheedha, Barwaaqo, Baar, Warsan, Ladan, Kinsi, Tusmo, Farah, Sareedo, Weris Boys Magan, Khayre, Guleed, Liibaan, Warsame, Hanad, Qumane, Samatar, Heybe, Mahad, Caraale, Raage, Caydiid, Saxardiid, Diiriye, Kooshin Names of my relatives.. (some dead- AUN). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 5, 2012 I am not sure if xirsi is Arabic but hiba is arabic but Hibo is Somali its like Maxammad in my village every one was Called Muxumad, Somalidu magaca way yara badalan. What about odaywaa keyse raage, Dumarka carbiya Xalan Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted June 5, 2012 dahabo=dahab (arabic Farah=happy(arabic khayre=khayr(arabic Haybe=hiba??in arabic..not sure XX ...keyse is pure arabic Hiba think arabic..somalis say hibo.It's like we say "adan" , in arabic is "adam" Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted June 5, 2012 think we running out names ,seems we can't reach 50.Gona count at end of thread. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted June 5, 2012 Dahabo iyo Haybe are definitley Somaali. Somali uun baa la baxda. Looge Dudub Mire Cosob Maandeeq Magool Maaweel Ubax Ebyan Dalmar Mulaaxo Miligo Midhidho (lol) Kowneen (not sure about this one, he was a great Somali scholar though). Kenadiid Tiriig Hibaaq Xayd Caraweelo (dare you name your child after her?) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 5, 2012 Xirsi, xirta iyo xarig hal isir kasoo jeedaan oo ah xir. Xirsi wuxuu magac ku noqday Quraanka la qoro oo xargo lagu duub duubo qoorta loogu xiri jiray ciyaalka, yacni inay kaa ilaaliyaan waxii shar ah ee xun. Marka waa magac Soomaaliyeed. Xirta iyadana waa saas camal waa dad isku xiran. Heyba waa magac iyo erey Soomaaliyeed iyadana. Sharaf ayaa Carabi ah. Heybo iyo Hibo maxaa isku keenay. Kinsi waa saas camal, qof kaligeed loola jeedaa, in other words unique. Suu Keyse Carabi ku yahay? Keenba qof Carbeed Keyse la dhaho. Magacyada Soomaalida boqolaal wey gaarayaan ee adigaa hubin. Konton waa kuu keeni karaa haddaa rabtid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted June 5, 2012 @Blessed & MMA , you might be right,let us see what others below have to say. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted June 5, 2012 I just dream of having two girls.... Cawo iyo Sareedo... Quote Share this post Link to post Share on other sites