Caano_Geel Posted June 3, 2012 Hadda a hor ayaa waxaa gabar kala doontay odayaal reer waqooyi iyo kuwo reer koonfur ah, salaan iyo bun jabis kadib in la is barto ayaa la isku raacay. Oday ka mid ah odayaashi waqooyi ayaa yiri Waaryaara hee, dee culimadi baan idin barayaaye dhagaysta. Dee midkakani waa Qowdhan oo kaasi waa Dhidir oo midkani waa Madar Waraabeeye iyo ina cantuugaweyne iyo ina sakaaro laaye. odayaashi reer koonfur mid kamid ah oo yaaban ayaa soo booday asaga oo hoos iska leh yaa yah, ya waa ku magacyo quruxdaas, Eeboow muga ana hee aqyaartiyaan kubaraahe dhagaha iisoo raarici. Igaarkaan meeha fadha moow jeedaa oday muluqoow aa ladhahaa ku ye, midkaan hareedka leh culusoow ahaa, halkaas gadaal qoomaara xamuud tuuryare dheh kuye, igaarkaan kale dhurwaay aa ladhahaa. Xariifkii koonfureed oo hadalka dhameen aa reer waqooyi soo booday! Naw waar yaahe waar waa maxay bahaladan aad tirineysaa, waar malaha wuxu waa qori ismaris. Ow koonfuraa soo booday Kah' barji hele areey wuxuu ku hadlaayo daymoo aryaa xaa ka rabtaa bahaladeyda ? anba qowdhan aan kuu dhaafee waxaanse u su'aalay Qowdhan ma dadaa ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 3, 2012 hahahahahah wallahi that was hillarious Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted June 4, 2012 kkkkkkkk Labaduba Bahalo ayay tiriyeene..Midna Duur-joog ayuun buu sheegay ka kalana magacyadiii Jinka iyo shayaadiinta Quote Share this post Link to post Share on other sites