Abwaan Posted June 4, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;837904 wrote: Soonka bisha dambe waaye, gaalada feestadoodana bisha toban iyo labaad waaye. See camal, Hilowloow, ma kuu baxoysaa caawa oo makugu jirtaa? Xamar dadka wey aadoyaan, laakiin laguma soo daahooyo, I don't know. Few days iyo few weeks lee la aadoyaa. Koley bilooyinkaan soo socdo qoysas badan aadaayo filaa. lol MMA waa iga boobtay warkaan dhihi lahaa, Oba Chirsmass ku lahaa...Saaxiib Ciidda ma iska dhehdidoo? Teeda kale bal horta meeshu nabad la isku hubo ha noqoto waaba la tegi doonaa Insha Allaah. Libaax-Sankataabte;837992 wrote: Oba, I will accept the December 2013 invite Insha Allah. Let us give the Turkish initiatives 18 months to take hold. This is a short notice you are giving us awoowe. Lol..LST waxaan filayaa wuxuu is leeyahay by then, SOL moderators arresting power inay Muqdisho ku yeeshaan dowladda waa laga qalqaalin karaa illeen iyagaa la socda doodaha meeshaan iyo siday u dhacaan, maadaama laga yaabo dadka qaar inay feer isku qaadaan markii la is arko... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted June 4, 2012 Kashafa iyo Maaddeey ma iga horeeyaanoo? Hargeisa igu filan sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 4, 2012 loooooooooooool................Cawaale....Maaddey is missing in Action. Horta xaggee ka baxayna? Sideey Alshabaab hawada uga sii baxayeen waaba la waayey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted June 4, 2012 Oba - insha'allah. Juxa , I might not be a local but definetly family[wink wink]..lol Illahi nabad ha keeno, waan uu soconey xamar since I could remember. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted June 4, 2012 SOL conquest of Mogadishu is a toll order, its a must thing some time in the near future but its the timing that's the issue here as LST pointed out. Reer SOL meesha waa in mar la iskugu tagaa sidii duufaan soo kacday aan Muqdisho qabsanaa oo soo waalnaa, kuwa Hip Hop iyo R&B heesana hore noogu soo kaxeeya sida rudy iyo Alphablondy lasameeyo three days festivals on the main stadium, reer Mogdishu hayaabaan oo dhahaan DAYUUSBARO wareersan aa yimid, obviously politics-ka waa ina laqasaa lasameeya a short lived SOL party. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted June 4, 2012 I Am Coming Xamar 6 Years Later Hadduu Alle Nabad Igu Simo, And That Time I Need To Buy Guri Villa Aad U Weyn Insha Allah Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 4, 2012 Abwaan;838020 wrote: loooooooooooool................Cawaale....Maaddey is missing in Action. Horta xaggee ka baxayna? Sideey Alshabaab hawada uga sii baxayeen waaba la waayey. Maadeey is missing since this happened in his native hometown of Dhusamareeb. http://allsomali24.com/2012/05/02/daawo-sawirrada-ninkii-isku-qarxiyay-dhuusamareeb-dadkii-ku-waxyeeloobay/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 4, 2012 waryaa Wyre Dhul banaan anaa haayo iga gado cariish,villa,jiingaad waxaa doontid dhiso lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 5, 2012 MoonLight1;838320 wrote: Maadeey is missing since this happened in his native hometown of Dhusamareeb. http://allsomali24.com/2012/05/02/daawo-sawirrada-ninkii-isku-qarxiyay-dhuusamareeb-dadkii-ku-waxyeeloobay/ Waa arrin xasaasi ah ee bal halla baafiyo, ninkaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted June 5, 2012 oba hiloowlow;838353 wrote: waryaa Wyre Dhul banaan anaa haayo iga gado cariish,villa,jiingaad waxaa doontid dhiso lool I Will, Xaafaddee Ku Yaalaa Sxb? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 5, 2012 wyre;838683 wrote: I Will, Xaafaddee Ku Yaalaa Sxb? Hadda dhul ha isku gadan, Oba xitaa ha ahaatee:D...ma akrin miyaa in labadii Kaalin Shidaal ee Lambar 4 ku taalley xitaa waa la xaraashayaa. Waxyaabaha loo baahan yahay in laga fekero oo isla markiiba ay ahayd in dowladdu ay xoogga saarto waa dhulalka iyo guryahay la kala dhacay. Every dowlad ignored this while creating wasiirrada Dalxiiska, tii Farmaajo iyo Cabdi-Weli ma hubo inay jagadaas jirto though...Yaab badanaa...Iyadoo meesha ugu badan ee dhulka la dhacay ee Xamar tahay ayaa haddana waxaa runtu tahay in meel kasta oo Soomaaliya ku taal dhul la kala dhacay..Xitaa Hargeysa oo dad lagu laayey bishii dhammaatay waan arkeyney. Arrintaan mid sahal ah ma ahan....Soomaaliduna dhul iyo xoolo-boobka weligeedba waa taqaanney in kastoo dagaallada sokeeye ka dib ay bahashu sii waalatay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted June 5, 2012 Waa Runtaa Sxb, Balse Aniga 6 Years Later Baan Iri Weliba Haddii Nabad La Isku Hubo Dhalato Quote Share this post Link to post Share on other sites