Saalax Posted June 3, 2012 Dawlada ku meel Gaadhka ah ayaa gaashaanka ku dhufatay Qodob ka Mida qodabdii kasoo baxay shirkii Istanbuul ee dhawaan la soo gabagabeeyay Qodbkaas oo sheegaya in guddi wadajir ah oo beesha caalamka ka tirsan ay maamulaan dhaqaalaha la siinayo Somalia Dawlada KMG ayaa waxay sheegtay in guddi wadajir ah oo beesha caalamka ka tirsan ay maamulaan dhaqaalaha la siinayo Somalia aanay marna ogolaan doonin Dawlada ku meel Gaadhka ah ayaa gaashaanka ku dhufatay Qodob ka Mida qodabdii kasoo baxay shirkii Satanbuul ee dhawaan la soo gabagabeeyay Qodbkaas oo sheegaya in guddi wadajir ah oo beesha caalamka ka tirsan ay maamulaan dhaqaalaha la siinayo Somalia diidmadan ayay dadbadani ku Macneeyeen in dawladu doonayso in ay sii wado Musuqmaasuqii awlba lagu yiqiin kaa soo ahaa in ay jeebka ku shubtaan Waxa yar ee Caalmuku ugu deeqo Bulshada Rafaadsan ee dagaalada aan dhamaadka lahayni Daashadeen. Afhayeenka Xukuumada Qwlaysatada ah ayaa sheegay in dowlada Somalia ay soo dhoweyneyso qodobada ka soo baxay shirkii Hadaba ninkan u hadalay qawlaysatada Iibaastay dalkoodii ayaa Sheegay in Xukuumada ay si weyn uga gilgilatay ugana soo horjeesatay qodob ka mid ah qodobadii lagu qorayey shirkaas oo ahaa in guddi wadajir ah oo beesha caalamka ka tirsan ay maamulaan dhaqaalaha la siinayo Somalia. Waxa uu yidhi ninkan u hadlay qawlaysata Xamar fadhidaa waxay aad ayaa uga soo horjeesatay qodobka sheegaya in guddi isku dhaf ah ay Maamulaan dhaqaalaha caalamku ugu deeqo Somalia, waxaana noo muuqata dhibaatada ay arintaas leedahay Isagoo doonaya in ku tagrifalaan sidii ay awalba samayn jireen Waxaana Qawlaysta ku maqan Malayiin Dolar oo loogu dhiibay dadka Somaaliyeed ee Tabaalaysan oon ilaa hada la ogayn Meel ay Jaan iyo cidhib dhigaan malayiinkii hore loogu dhiibay . Published: 2012-06-02 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted June 3, 2012 http://gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=22065&permission=1&audioFile= Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 3, 2012 They want to continue their corruption:D Quote Share this post Link to post Share on other sites