Sign in to follow this  
Saalax

Dawlada ku meel Gaadhka ah ayaa gaashaanka ku dhufatay Qodob ka Mida qodabdii kasoo baxay shirkii Is

Recommended Posts

Saalax   

Dawlada ku meel Gaadhka ah ayaa gaashaanka ku dhufatay Qodob ka Mida qodabdii kasoo baxay shirkii Istanbuul ee dhawaan la soo gabagabeeyay Qodbkaas oo sheegaya in guddi wadajir ah oo beesha caalamka ka tirsan ay maamulaan dhaqaalaha la siinayo Somalia

 

Dawlada KMG ayaa waxay sheegtay in guddi wadajir ah oo beesha caalamka ka tirsan ay maamulaan dhaqaalaha la siinayo Somalia aanay marna ogolaan doonin

 

Dawlada ku meel Gaadhka ah ayaa gaashaanka ku dhufatay Qodob ka Mida qodabdii kasoo baxay shirkii Satanbuul ee dhawaan la soo gabagabeeyay Qodbkaas oo sheegaya in guddi wadajir ah oo beesha caalamka ka tirsan ay maamulaan dhaqaalaha la siinayo Somalia diidmadan ayay dadbadani ku Macneeyeen in dawladu doonayso in ay sii wado Musuqmaasuqii awlba lagu yiqiin kaa soo ahaa in ay jeebka ku shubtaan Waxa yar ee Caalmuku ugu deeqo Bulshada Rafaadsan ee dagaalada aan dhamaadka lahayni Daashadeen.

Afhayeenka Xukuumada Qwlaysatada ah ayaa sheegay in dowlada Somalia ay soo dhoweyneyso qodobada ka soo baxay shirkii Hadaba ninkan u hadalay qawlaysatada Iibaastay dalkoodii ayaa Sheegay in Xukuumada ay si weyn uga gilgilatay ugana soo horjeesatay qodob ka mid ah qodobadii lagu qorayey shirkaas oo ahaa in guddi wadajir ah oo beesha caalamka ka tirsan ay maamulaan dhaqaalaha la siinayo Somalia.

 

Waxa uu yidhi ninkan u hadlay qawlaysata Xamar fadhidaa waxay aad ayaa uga soo horjeesatay qodobka sheegaya in guddi isku dhaf ah ay Maamulaan dhaqaalaha caalamku ugu deeqo Somalia, waxaana noo muuqata dhibaatada ay arintaas leedahay Isagoo doonaya in ku tagrifalaan sidii ay awalba samayn jireen Waxaana Qawlaysta ku maqan Malayiin Dolar oo loogu dhiibay dadka Somaaliyeed ee Tabaalaysan oon ilaa hada la ogayn Meel ay Jaan iyo cidhib dhigaan malayiinkii hore loogu dhiibay .

Published: 2012-06-02

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this