Nin-Yaaban Posted June 3, 2012 Waxeey dhaantaa "islii".... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted June 3, 2012 Carafaat;837753 wrote: Juxa, you forgat Paris, Afrika, Yurub, Asia, I had once a g/f named Berlin, I thought it was a weird name but it seem to suit her. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted June 3, 2012 ugaas Ali;837655 wrote: move over nairobi, here comes istanbul. can you imagine a xalimo named istanbul. SMH. So, You Saying Istanbul Is A New Name To Somali's? Nope Brother You Are Wrong, I know So Many Somali Istanbuls of 20+ I Am Sorry I Dint Read Waxaa Kor Ku Taxan Coz I Am Not A Reader Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted June 3, 2012 *Blessed;837754 wrote: I know someone who considered calling his unborn child Istanbul because his beloved Liverpool won the Champs league there. He argued that Steven Gerard would be frowned upon.. :D Anyway, well done to WWSP. He Would Have Named Her Liverpool Dee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted June 3, 2012 Magaalooyinka kale ee aduunka hableehana waa loo bixin jiray sida ay dad badaniba halkan ku xuseen, laakiin wali maan arag manaan maqal gabadh loo bixiyey magaca magaalooyinkeena sida Burco, Hargysa ama Baraawe:mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted June 3, 2012 Showqi;837812 wrote: Magaalooyinka kale ee aduunka hableehana waa loo bixin jiray sida ay dad badaniba halkan ku xuseen, laakiin wali maan arag manaan maqal gabadh loo bixiyey magaca magaalooyinkeena sida Burco, Hargysa ama Baraawe:mad: Showqi, Qaar Baa Loo Bixiyaa, Sida Xamaro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted June 3, 2012 Wyre, bal waxaad soo raadisaa gabadh la yiraahdo Luuq Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted June 3, 2012 I met this Eritrean girl called Dar es Salaam. I asked why her parents called her Seaport or Deked. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 3, 2012 Ugaas, that is a cute song. Thanks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted June 3, 2012 Showqi;837831 wrote: Wyre, bal waxaad soo raadisaa gabadh la yiraahdo Luuq War ninyahow Luuq Gabadh La Yiraahdo Hore Ayaan U Maqlay Baan Filayaa Waanan Xasuusanin Meelaan Ku Maqlaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 3, 2012 lol ta luuq la dhoho yada baa isku bixisey baan filaya. Hoyada ama abaha gabadhood luuq u bixinaya ujeedadu maxay noqoni lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted June 3, 2012 Caaliyoy Luuq Baad La Yaaban Tahay Magacyada Somaalidu Haddaad Maqasho Adunbaa Amakaagi Anu Waxaan Maqlay Kuwo La Yiraah Aabe Diid Iyo Hooyo Waa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 3, 2012 ^ naanees baad ula jeeda miyaa mise wa magacooda rasmiga ah lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted June 3, 2012 Aniga Xittaa Markii Iigu Horeysay Een Maqlay Waxaan U Qaatay In Naaneys Tahay, Balse Dadki Magacyada Lahaa Baa Ii Sheegay In Magacyadoodu Rasmi Yihiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 3, 2012 Ciyaalkaan qurbaha ku dhashay ama ku raagay rafaadkooda ma yaro. Magaca Istanbuul maanta la yaabanyihiin. Boqolaal sano Soomaalida la baxeysay magacaan, waana qadarin magaaladaas Soomaalida u heysay. Magaca Istanbuul wuu ka horeeye kuwa dambe soo caanbaxay 50 sano u dambeeye, sida Falastiin iyo Baarliin. Berina maxaa lala yaabi doonaa taloow? Axado iyo Isniino? Quote Share this post Link to post Share on other sites