Mario B Posted May 31, 2012 ^^What happens to the current speaker, do you still think he'll be the next President? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liban Posted May 31, 2012 Sxb Shariif Sakiin is moving to bigger things if u get my drift. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 31, 2012 loooool.......Soomaalida iyo yaabkeeda, Guddoomiyaha Baarlamaanka in la noqdo horta soo kama horrayso in Baalamaanka marka hore xubin laga noqdo. I even heard indho-cadde inuu sidaas uu ku fekerayo (Guddoomiyaha Baarlamaanka) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liban Posted June 1, 2012 Xildhibanada Baarlamaanka Garabka Taageersan Shiikh Shariif Oo Lagu Wado Inay Soo Laabtaan( Xog Muhiim Ah) Wararka ka imaanaya Xafiiska Raisal Wasaare gaas ayaa sheegaya in ay buux dhafiyeen Xildhibaanada Dowlada KMG, kuwaas oo gaynaya Xafiiska Raisal Wasaaraha Waraaqo iyo magacyo salaadiin iyo Nabadoono ay soo xusheen. Ilo Xog xogaal ah oo u Waramay Warbaahinta Horyaalmedia ayaa sheegaya in Xildhibaanada Dowlada KMG inta taageersan Madaxweyne shariif lagu wado in markale ay soo laabtaan. Raisal Wasaare Gaas, Madaxweyne shariif iyo afhayeenka baarlamaanka shariif Xasan, ayaa in badan sheegay in si Xalaal ah loo dooran Doono baarlamaanka Cusub ee soo socda. Warqadaha Magacyada iyo sawirada la gaynayo Xafiiska Raisal Wasaaraha ayaa waxaa cadyn u ah in Odayaasha dhaqanka aysan soo dooran doonin Xildhibaano kale, sida kuwa aqoon leh kuwa dalka samata bixin kara iyo wixii soo Raaca. Oday dhaqameed laga Bixiyay lacagtii, gaarigii uu ku socon lahaa waxa uu markale si kal iyo laab ah u soo dooran doonaa Xildhibaankii keenay Magaciisa, ayuu yiri xildhibaan kale oo arintaas Bogan uga Waramay. Sidoo kale arintaan ayaa waxay muujinaysaa maah maahdii Oo Oranaysay hal xaaraan ah Nirig xalaal ah ma dhashay, Waxaan La Arkayaa Qab Qablayshii Dagaalka Oo Safka Hore Ugu Jira Sidii Mar Kale ay Dib Ugu Soo Laban Lahayeen Talada Dalka. Isku soo duuboo dadkii aqoonta lahaa ayaa waxaa cad in laga ilaalinayo Xayndaabka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed in ay soo galaan. Warar Xaqiiqaa Kala Soco Warbaahinta Horyaalmedia Isha Wararka: Horyaalmedia@gmail.com Www.horyaalmedia.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 1, 2012 Abwaan;836954 wrote: loooool.......Soomaalida iyo yaabkeeda, Guddoomiyaha Baarlamaanka in la noqdo horta soo kama horrayso in Baalamaanka marka hore xubin laga noqdo. I even heard indho-cadde inuu sidaas uu ku fekerayo (Guddoomiyaha Baarlamaanka) War waxaaso dhan waxa ka horeysa barlamaan cusub hala sameyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 1, 2012 Xaaji Xunjuf;836962 wrote: War waxaaso dhan waxa ka horeysa barlamaan cusub hala sameyo Stop copying his thoughts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 5, 2012 This is a good preemptive move from Mr Galaydh meant to ensure that his clan does not compete for the presidency or prime minister ship. Hope it's true Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted June 5, 2012 Ali tried this before and it didn't work. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 5, 2012 ^Tried what becoming the speaker of the parliament? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted June 5, 2012 He run for president before and not speaker.But this report that he is running for speaker's position is just propaganda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Atirisho Posted June 6, 2012 If he is elected as the speaker of the parliament, it would be nothing short of tragedy. Hardly anything would change after the transition period is over if they are entertaining the notion of electing thugs like Ali Khalif Galeydh Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 6, 2012 oba hiloowlow;836899 wrote: I have nothing against tolka, but i doubt galaydh will do his job this guy wuxuu dhacay lacagtii lagu talogalay warshadii mareerey not to mention what he did when he had the PM post, i would rather see Abdihakin fiqhi in that post. Oba, what about Adeer Cali M. Geedi running for presidency or PM? do you support it since we heard what he did. "Buying John Grang's lush villa in Nairobi with God knows how much money, plus, his son's lavish wedding of the century party". These are all allegations until they are proven, I believe all these politicians deserve second chance until they are charged, convicted, and then banned from running for office. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 6, 2012 Konton jir baan ahay konton malyan oo dollar na waan haysta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 6, 2012 Ilo wareedyo lagu kalsoon karo ayaa inoo dusiyay War sheegaya in Cali Khaliif Galaydh oo ah Ninkii Abuuray Kooxda Khaatumo uu doonayo inuu Isu Sharaxo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Isaga oo uga Goleh baa lagu Sheegay Macluumaadka aanu helay inuu Jaah Wareeriyo Saamiga Beelaha uu ku Abtirsado ee Gobolada PL ay Leeyihiin Dowlada Federaalka Somaliya. Stuff & Nonsense .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 6, 2012 MoonLight1;839041 wrote: Oba, what about Adeer Cali M. Geedi running for presidency or PM? do you support it since we heard what he did. "Buying John Grang's lush villa in Nairobi with God knows how much money, plus, his son's lavish wedding of the century party". These are all allegations until they are proven, I believe all these politicians deserve second chance until they are charged, convicted, and then banned from running for office. In which functioning Somali court would you have him convicted? To argue against the notion that he's corrupt is like saying pigs can fly.. Quote Share this post Link to post Share on other sites