General Duke Posted May 31, 2012 Ma dhab baa in Cali Khaliif oo kusoo jeedo dhanka Baarlamaanka Somalia? May 31, 2012 | Filed under: Warka Maanta | Posted by: Ayaanle Ilo wareedyo lagu kalsoon karo ayaa inoo dusiyay War sheegaya in Cali Khaliif Galaydh oo ah Ninkii Abuuray Kooxda Khaatumo uu doonayo inuu Isu Sharaxo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Isaga oo uga Goleh baa lagu Sheegay Macluumaadka aanu helay inuu Jaah Wareeriyo Saamiga Beelaha uu ku Abtirsado ee Gobolada PL ay Leeyihiin Dowlada Federaalka Somaliya. Warar Hoose oo aanu helay baa Tibaaxay inuu Shir Magaalada Muqdisho kula Galay Qaar ka mid ah Baarlamaanka Somaliya iyo waliba Duubab dhaqan ay weheliyaan Ganacsato isaga oo ka dalbaday inay ugu Hiiliyaan Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Somaliya Ka Horaysa tan Madaxwaynaha iyo Magcaabista Raisalwasaaraha Somaliya. Beelaha Shanaad ee Saamiga Dowlada Somaliya ku leh ayuu shir dheer la qaatay kuwaasi oo ah Kuwa Haya Hogaanka Baarlamaanka Somaliya walow aan la aqoon inay ku Qanceen Doonid iyo Xusul duubka Cali Khaliif ee ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya. Dhismihii Koox Siyaasadeedka Khaatumu ee Magaalada Taleex wuu ahaa mid markiiba Horay loo Saadaaliyay in Galaydh uu ku doonayo inuu Siyaasada Somaliya Kaga Qayb Galo Kooxda Huwan Magaca Khaatumo isaga oo Maalmahan ku Sugnaa Caasimada Somaliya ee Muqdisho. Cali Khaliif Wuxuu Mud ahaa Raisalwasaarihii Xukuumadii aan si Wanaagsan u Hana Qaadin ee Carta taasi oo uu Madaxwayne ka ahaa Dr Cabdi Qaasim Salaad Xasan, sidoo kale Wasiir buu ahaa Wakhtigii Dowladii Jaalle Maxamed Siciid Barre in kastoo uu markii danbe la Goostay Maaliyad Fara badan oo loo Qoondeeyay Kobcinta Warshadaha Somaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 31, 2012 oba hiloowlow;836892 wrote: ba'ayeey lool... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 31, 2012 Why not if he wants to be he certainly is qualified. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 31, 2012 I don't know, another thief occupies it now, what's the problem with an O.G Thief? :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 31, 2012 We shall leave it to the Somali and Parliament to elect him... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted May 31, 2012 Source for your claims? @ Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 31, 2012 I have nothing against tolka, but i doubt galaydh will do his job this guy wuxuu dhacay lacagtii lagu talogalay warshadii mareerey not to mention what he did when he had the PM post, i would rather see Abdihakin fiqhi in that post. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 31, 2012 Mario B;836898 wrote: Source for your claims? @ Somalia You don't know who Ali Khalif Galayr is?... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted May 31, 2012 General Duke;836903 wrote: You don't know who Ali Khalif Galayr is?... I hear all the time about our politicians stealing left, right and centre but untill one is put on the dock and convicted then I assume they are innocent...yeah, call me naive, but we need to create a judicial system that leaves no one untouched! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted May 31, 2012 oba hiloowlow;836892 wrote: ba'ayeey lol.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 31, 2012 ;) @The post and postor... Here we go again! Ali oo lunsaday lacagtii mareeray, mar horaa laga soo dabaka wareegay sheekadaan.. Is this from one of the faroole/p/l piecemouth websites? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 31, 2012 Ali Khalif nin niga mida oo mesha ku jira oo gaadhi kara baa iska yar. Haku mashquulina. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liban Posted May 31, 2012 He certainly deserves to lead the parliament. He got my vote. Quote Share this post Link to post Share on other sites