Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 31, 2012 ...weyba jirtaa laakiin tan maa lagu kala dareeraa? Sii aqriso. Malaaqyadii **** oo manata isaga baxay shirkii ka socday Istanbuul. Sabab? Xubnihii golaha malaaqyada ****** ee ka qeyb galey madasha shirka Magaalada Istanbuul oo wejigiisa sedexaad maanta aheyd ayaa waxaa dhacdey iney ka baxaan shirkaasi gebi ahaantooda taasoo sababtey khal khal iyo wal bahaar guud ahan ergadii shirka iyo dowlada turkiga oo ay shirkaasi soo abaabushey. Shir kabixitaanka Odayaasha **** ayaa waxaa ka dambeeyey kadib markii haweeney ka mid aheyd mudaniyaashii Gudiga Dastuurka oo inta ay masraxa soo fuushey kadib tiri Shariif Sakiin ayadoo ay ula jeedey Shariif Xasan taasoo ay aad ugu xumaadeen ergadii magaca Beelaha **** ee shirkaasi fadhisey. Ayadoo aad moodid in halmar hoos iskala hadleen ergada ayaa waxaa mar qura meeshii ka wada dareereen ergadii ku hadleysey Afka Maayga oo ka xumaadey in mas’uulkooda lagu horcaayo, ayadoo haweeneyda aflagaada ka timidna aheyd marwo Caasho Kiin. Mudo saacado ah ayaa waxa alagu mashquulsanaa xalinta iyo ka raali gareynta gefkaasi weyn ee loo geystey masuulkii **** ee Shariif Xasan Sheekh Aadan taasoo markii dambe ay dhacdey in laga bixiyo sida ay caadada soomaalidu aheydba SABEEN Ama XAALMARIN. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 31, 2012 spoilers loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 31, 2012 lol@shariif sakiin amba wey iga so fakan laheed naaneeystaas Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted May 31, 2012 Loooooooool @ Shariif Sakiin. That woman had too much fadhi-kudirir in her life markaa meesha waxay mooday inay fadhi-kudirirki joogto But Odayaasha's protest was unnecessary, this is a protocol issue concerning the conference administration and co-ordinators, waxay ahayd in naagtaa un meesha laga saaro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 31, 2012 Waxaa xasuustaa 2009 anagoo garoonka diyaaradaha Nayroobi ku sugeyno walaasheena oo London ka imaaneysay in uu garoonkaas joogay walaalkiisa. Walaashey kale aan isla soconay ayee isgaranaayeen oo Lafoole isla dhigan jireen. Markaas u sheegay walaalkey Shariifka sugaayaa. Anagana walaasheen sugeynaa niri. Ninka waxaa isdhahaaye VIP waaye oo wuu soo hormaraa. Eesh caleeg. Walaashey oo ay isku flight ahaayeen via Dubeey kasoo hor baxdayba, iyagoo sugaayo ka tagnayna. Ma nala sugeysiin ku haaye. Yee shaqo la'aan heysaa. Dadka sugaaye waxaa ka mid ahaa that guy Saalim Caliyoow Ibroow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 31, 2012 war MMA madax tolka waad ugaftey:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 31, 2012 LoL, walaalkey igu noqotay. Shariifkaan wax lagama sheegi karo agtiisa la yiri. Waaguu Nayroobi joogay $$$ ka aruursan jiray marka Shariifka difaac weyn u haayaa. Kac dheh. Ninkaan lacag wuu masuqmaasuqaa laakiin wuxuu ku roonyahay qofkuu wax siinaayo wax roon wuu siiyaa, gacantiisa wey furantahay. Dadka qaarkood saas difaac weyn ugu yihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 31, 2012 MMA saas mii anna Nairobi aan tagaa xooga dollar aan kaso gurubsahaa hadda kedib difoosahiisa ugu weyn aaba noqohaaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 31, 2012 Hilowloow, in that case you need to speak Afmaay, duqa. Go dust kasoo jaf that thread of yours of learning Afmaay. Afmaxaatiri haddaa ku hadleysid kuma maqlaayo la yiri. Just kidding. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 31, 2012 Qandalawi;836862 wrote: Loooooooool @ Shariif Sakiin. That woman had too much fadhi-kudirir in her life markaa meesha waxay mooday inay fadhi-kudirirki joogto But Odayaasha's protest was unnecessary, this is a protocol issue concerning the conference administration and co-ordinators, waxay ahayd in naagtaa un meesha laga saaro. little harsh on garyaqaanadda ma is tiri,? Laga yaabee afkaa ka xaday like Obama this week when he said " the Polish cocentration camps" Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 31, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;836879 wrote: Hilowloow, in that case you need to speak Afmaay, duqa. Go dust kasoo jaf that thread of yours of learning Afmaay. Afmaxaatiri haddaa ku hadleysid kuma maqlaayo la yiri. Just kidding. hahaha lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 31, 2012 Reer bay iyo bakool Sharif sakiin ba sakiin lugu sheegey ba shirki uga bexeen:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted June 1, 2012 This only indicates the difficult road ahead for Somalia.People getting upset with minor things that dont even matter. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted June 1, 2012 Casho "Kiin" called Sharif "Sakiin" says "Miskiin"Macruuf. I never knew Sharif Hassan had clan elders support, or are these lot the result of his networking skills. I remember one MP claiming the Speaker belongs to the reer Benaadir Arab-Somali section but pretends to be reer Bay for political reasons. Quote Share this post Link to post Share on other sites