Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Wax lagu kala dareero...

Recommended Posts

...weyba jirtaa laakiin tan maa lagu kala dareeraa? Sii aqriso.

 

Malaaqyadii **** oo manata isaga baxay shirkii ka socday Istanbuul. Sabab?

 

Xubnihii golaha malaaqyada ****** ee ka qeyb galey madasha shirka Magaalada Istanbuul oo wejigiisa sedexaad maanta aheyd ayaa waxaa dhacdey iney ka baxaan shirkaasi gebi ahaantooda taasoo sababtey khal khal iyo wal bahaar guud ahan ergadii shirka iyo dowlada turkiga oo ay shirkaasi soo abaabushey.

 

Shir kabixitaanka Odayaasha **** ayaa waxaa ka dambeeyey kadib markii haweeney ka mid aheyd mudaniyaashii Gudiga Dastuurka oo inta ay masraxa soo fuushey kadib tiri Shariif Sakiin ayadoo ay ula jeedey Shariif Xasan taasoo ay aad ugu xumaadeen ergadii magaca Beelaha **** ee shirkaasi fadhisey.

 

Ayadoo aad moodid in halmar hoos iskala hadleen ergada ayaa waxaa mar qura meeshii ka wada dareereen ergadii ku hadleysey Afka Maayga oo ka xumaadey in mas’uulkooda lagu horcaayo, ayadoo haweeneyda aflagaada ka timidna aheyd marwo Caasho Kiin.

 

Mudo saacado ah ayaa waxa alagu mashquulsanaa xalinta iyo ka raali gareynta gefkaasi weyn ee loo geystey masuulkii **** ee Shariif Xasan Sheekh Aadan taasoo markii dambe ay dhacdey in laga bixiyo sida ay caadada soomaalidu aheydba SABEEN Ama XAALMARIN.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Loooooooool @ Shariif Sakiin. That woman had too much fadhi-kudirir in her life markaa meesha waxay mooday inay fadhi-kudirirki joogto :D

 

But Odayaasha's protest was unnecessary, this is a protocol issue concerning the conference administration and co-ordinators, waxay ahayd in naagtaa un meesha laga saaro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa xasuustaa 2009 anagoo garoonka diyaaradaha Nayroobi ku sugeyno walaasheena oo London ka imaaneysay in uu garoonkaas joogay walaalkiisa. Walaashey kale aan isla soconay ayee isgaranaayeen oo Lafoole isla dhigan jireen. Markaas u sheegay walaalkey Shariifka sugaayaa. Anagana walaasheen sugeynaa niri.

 

Ninka waxaa isdhahaaye VIP waaye oo wuu soo hormaraa. Eesh caleeg. Walaashey oo ay isku flight ahaayeen via Dubeey kasoo hor baxdayba, iyagoo sugaayo ka tagnayna. Ma nala sugeysiin ku haaye. Yee shaqo la'aan heysaa. Dadka sugaaye waxaa ka mid ahaa that guy Saalim Caliyoow Ibroow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LoL, walaalkey igu noqotay. Shariifkaan wax lagama sheegi karo agtiisa la yiri. Waaguu Nayroobi joogay $$$ ka aruursan jiray marka Shariifka difaac weyn u haayaa. Kac dheh.

 

Ninkaan lacag wuu masuqmaasuqaa laakiin wuxuu ku roonyahay qofkuu wax siinaayo wax roon wuu siiyaa, gacantiisa wey furantahay. Dadka qaarkood saas difaac weyn ugu yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Qandalawi;836862 wrote:
Loooooooool @ Shariif Sakiin. That woman had too much fadhi-kudirir in her life markaa meesha waxay mooday inay fadhi-kudirirki joogto
:D

 

But Odayaasha's protest was unnecessary, this is a protocol issue concerning the conference administration and co-ordinators, waxay ahayd in naagtaa un meesha laga saaro.

little harsh on garyaqaanadda ma is tiri,? Laga yaabee afkaa ka xaday like Obama this week when he said " the Polish cocentration camps"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;836879 wrote:
Hilowloow, in that case you need to speak Afmaay, duqa.
058.gif
Go dust kasoo jaf that thread of yours of learning Afmaay.

 

Afmaxaatiri haddaa ku hadleysid kuma maqlaayo la yiri. Just kidding.

hahaha lool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

This only indicates the difficult road ahead for Somalia.People getting upset with minor things that dont even matter.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Casho "Kiin" called Sharif "Sakiin" says "Miskiin"Macruuf. :)

 

I never knew Sharif Hassan had clan elders support, or are these lot the result of his networking skills. I remember one MP claiming the Speaker belongs to the reer Benaadir Arab-Somali section but pretends to be reer Bay for political reasons. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this