Aaliyyah Posted May 30, 2012 Khaatumo oo sidii cadceed soo baxday ka dhex iftiintay madasha shirka Istanbuul(Sawiro) Wufuuda Khaatumo state of Somalia ee ka kala timi daafaha dacalada ee dunida ayaa si muuqatada maanta looga dareemeyey madasha shirka ee Istanbuul. Xagga madaxada dhaqanka waxaa goobta ka arriminayey: 1. Garaad Jaamac Garaad Cali. 2.Garaad Saleebaan Garaad Maxamed 3. Garaad Soofe Duraan. 4. Ugaas Cabdulaahi 5. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. Dhinaca G-10: 1. Dr. Cali Ciise Cabdi 2. Dr. Cabdikariim Jaamac Dhinaca jaaliyaddaha dibedda: Jaaliyadda Sweden: 1. Qunsul Cabdi Aadan 2. Liibaan Shariif 3. Naasir Cali Cabdi 4. Sahra Mubarak Ismaaciil Jaaliyadda Minnesota: 1. Cabdimalik askar Waa markii ugu horeeysey ee madal shir Soomaaliyeed ay wufuud reer Khaatumo ah oo baaxadda leh ay meel ku wada kulmaan. Waa guul usoo hoyatay ummadda soomaliyeed meel kasta ay joogto. Waxayna dhabarjab ku tahay maamula Soomaali diidka. Halkan ka daawo sawiradda: Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 30, 2012 wooow that women has a lovely smile, mashallah, tolow mala qabaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali philosopher Posted May 30, 2012 mansha allah. wadankoodey matalayaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted May 30, 2012 lool@caaliyah. few guys from darawiish clan took pictures at the hotel their staying and you made us believe khatumo baa hilaacday. lool again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted May 30, 2012 Mooge, it's because of people like you that Puntland and what it represents is disliked by many Somalis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted May 30, 2012 Garaad Saleebaan looking good,mansha Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 30, 2012 My great friend in the pictured looking good Masha Allah... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 30, 2012 mooge, Grow up. Khaatumo State of Somalia guul iyo horumar ayaan u rajaynayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
LANDER Posted May 30, 2012 Aaliyyah;836286 wrote: mooge, Grow up. Khaatumo State of Somalia guul iyo horumar ayaan u rajaynayaa. Mashallah, o talow Somaliland-na maxad u rajaynaysa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 30, 2012 LANDER;836291 wrote: Mashallah, o talow Somaliland-na maxad u rajaynaysa? Hallaag, burbur iyo kala qeybsanaan (I kid) The people look professional which is good. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 30, 2012 LANDER;836291 wrote: Mashallah, o talow Somaliland-na maxad u rajaynaysa? Reer waqooyi galbeed markay jojiyaaan xaqdarada iyo dilka ee ku wadaan walaladood jaarka la ah markaas yagana intaa in leeg ayaan u rajaynayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
LANDER Posted May 30, 2012 o nimankan jarka ee ad is gursatan maxay iidin yeelen? talow waxad u jeeda dadka bariiga Somaliland ee ad wada dagtiin, reer galbeed u ma jeediin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 30, 2012 Mr Lander hadalka halkaas baan ku jarana waad ogtahay umada somaliland isku sheegta ee aad u sacabisid waxay umada ee jaarka la tahay ee u geesatay waana arin aad ku tageersantahay postskaaga waan akhriyay hada ka hor waxba ha iskukay yeelyeelin. Halkana ma aha thread aan arimahaas aan kaga hadlayo. Sida inugukala kaxee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 30, 2012 posted by haatu: The people look professional which is good. . Yeah they do look professional. Mashallah. Thank you. Khaatumo waan ku doorane dugsi no ahow. Guul. Quote Share this post Link to post Share on other sites