Sign in to follow this  
Macallinka

IT Course Materials ?

Recommended Posts

Hi everyone,

 

I wana stablish IT school back in Kenya And Somalia so i was wondering If anyone knows a website that I can buy the following course materials :

 

A+

N+

MCSA

MCSE

CCNA

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Salaam Macalinka,

 

Wadankee baad ku nooshahay?

Are you familiar with amazon.com?

 

Check the links below

 

A+ http://goo.gl/63Koq

 

N+ http://goo.gl/HZaen

 

MCSA http://goo.gl/HzjW8

 

MCSE http://goo.gl/T1OiK

 

CCNA http://goo.gl/gZexQ

 

 

PS: aniga ITga baan dhigtaa, halkan (NL) system koodu waaka duwanyahay baan umaleeyn wadamada kale. Sabata oo ah buugag gaar ah oo aan dhigano oo nuucaasoo kale ah majiraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abbas thanks for ur help . Waxaan joogaa Kenya , Boogaagtaan qaarkood waan haysaa laakiin waxaan rabay course material oo diyaarsan waxaa jiro website-yo gada coursekii oo diyaar ah!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

You're welcome walaal. Course material-ka diyaarka ah oo aad dooneeydid oo diyaarka ah, malaga heli kara miyaa Kenya?

Website yada gado ganacsi kumalah miyaa kenya, mase ma garaneeydid?

 

Course material-ka waan kula raadin lahaa, laakiin ''Details'' faahfaahsan kama hayo Walaal :P

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kenya lagamahelo bro. Waxaan rabay website-yada gada detail -kooda. Coursooyinka was kuwa kor Quran oo la diyaariyay tusaale ahaan A+ oo diyaar ah oo leh labs and other materials oo markaa ardayda loo qaybiyo camal?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Salaam Macalinka,

 

Ilaa hada wax jawaaba maanan helin walaal, waxaan kuweeydiin lahaa. Buugaata aad dooneeydid soo ma aha kuwa aad u rabtid beginnerska ( dummies)?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abbas thanks brother, buugaagtu waa kuwa aad kor kuqortay oo mukhtasar lagu sameeyay si ardayda loo siiyo marka cashar lasiinayo waxaa jiro website-yo diyaariya kadibna gada ?

 

 

Marka waxaan rabi lahaa inaan kagato casharadii iyo practice-kii oo diyaarsan .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Salaamu calaykum macalinka

Sorry for the late reply. I really couldn't find buugta aad rabtid, marka walaal waxaan u maleeynayaa indaad dadkale weeydiin kartid

 

Btw, i came accross this helpful book http://goo.gl/ItNWu, hadii aad rabtid ii soo sheeg sidii aan kuugu soo diro!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abbas aad iyo aad ayaad u mahadsantahay , will ask around inshallah. Is this book an electronic? if yes i will PM u my e-mail so you can forword it 4 me inshallah.

 

 

Again thanks for all ur help.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Yes, Macalinka, i've it in .PDF i also made it buug aad caadi u aqrisankartid camal sidii Flipbook-ga , for easy reading!

Hadii aad rabtid (.exe) executable file-kana iisoo sheeg si aan kuugu soodiro asigoo compressed ah.

l7p.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Macallinka;854239 wrote:
Thanks Abaas, this will be a good book for me. Check ur PM.

Macalinka, The PM function doesn't work for me, :P sababta oo ah waan ku cusubahay Forum-kan.

 

If the administrator has enabled the Private Messaging system, registered members may send each other private messages.

I think i/you should first contact the Admin, im gonna do that! :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this