Sign in to follow this  
Aaliyyah

Maamulka Galmudug Oo Gacansaydhay Go'aankii Caalin Wafdina U Diraya Shirka Istanbul-

Recommended Posts

Abdul   

It looks like people of Galmudug and most of their leadership support the Istanbul conference.Good news.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;835853 wrote:
lol...XX, waa nidaamka dimoqoraadiyadda Soomaaliya ee maxaa ka rabtaa adigu?
:D
Miyaadan arkin, Madaxweyne Shariif oo wasiirro beddelaya, Shariif Xasan oo xafiiskiisa wasiirro cusub ku dhaarinaya? Tii Jamhuuriyedda ayaaba sidaas u dhaqmaysa waaba dowlad beeli samaysatay.

Mar dhowna waxaad arki Siilaanyo oo leh waan ku darsanaynaa Soomaaliya iyo guddoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa oo diiddan.

Hadduu madaxweynaha maqanyahay guddoomiyaha baarlamaanka ayaa dhaariyo xeer ahaan. Labada mar uu dhaariyana madaxweynaha waa maqnaa.

Soo magacaabista wasiirnimo ra'iisul wasaaraha u xaq leh laakiin waa markaas marka ra'iisul wasaaraha lasoo magacaabo, oo uu soo dhiso golahiisa wasiiro. Marka wasiir gooni gooni tahay ra'iisul wasaaraha soo magacaabaayo iyadoo qoraal ahna madaxweynaha wuu soo saari karaa, iyagoo isla tashtay. Madaxweynahana asagoo sharciga raacaayo xil wuu ka qaadi karaa wasiir. Marka wax isku qasan ma arki.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;835891 wrote:

lol....MMA, mar walba madaxweynaha maxaa maqneysiiya? Ma ogtahay in xitaa agaasimaha dekedda laga qaadi la'yahay jagada uu hayo confusion madaxda dowladda ka dhex-jira awgeed. Ma ogtahay in taasi ay keentay is-maandhaaf madaxweynaha iyo ra'iisalwasaaraha. Madaxweynuhu wuxuu doonayaa inuu ku qanciyo jufo, beeshiisa ka mid ah oo iska dhaadhicisay inay jagada Tarzan iyagu leeyihiin, oo uu nin iyaga ka soo jeeda u magacaabi lahaa dekadda laakiin taasna waa shaqayn weydey. MMA, waan fahmayaa sidaad wax u dhigtay laakiin meeshan sidaas wax ugama jiraan.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Haa widaayoow waa iska Soomaali, jahwareer badana waa lagu jiraa. Maareeyaha dekedda in laga qaaday moodaaye. Dadkii ka horeeye waa laga badalay muxuu rabaa kan. Dekedda hal jufo inay isku dhajiso ceeb weyn waaye. Inta dowladaan kumeelgaarka jirtayba hal jufo maamuleysay dekedaas. Dekedaan waa deked qaran ma'aha tii macmalka ahayd ee Ceelmacaan.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;835900 wrote:
Haa widaayoow waa iska Soomaali, jahwareer badana waa lagu jiraa. Maareeyaha dekedda in laga qaaday moodaaye. Dadkii ka horeeye waa laga badalay muxuu rabaa kan. Dekedda hal jufo inay isku dhajiso ceeb weyn waaye. Inta dowladaan kumeelgaarka jirtayba hal jufo maamuleysay dekedaas. Dekedaan waa deked qaran ma'aha tii macmalka ahayd ee Ceelmacaan.

lol...Waa runtaa...Meelo badan baa jufooyin isku dhejiyeen...I tus hal jago oo aan jufo ku dhegganeyn.:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this